-
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay shirka Ganacsiga Africa
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay shirka Ganacsiga Afrika, oo ka dhacay magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar, kaasoo ay ka soo qeyb galeen Madax ka tirsan Qaaradda Afrika.
Shirka ayaa diirad...
Saturday, December 9, 2017
-
Isreal oo Duqaymo Culus Ku Garaacday Qaybo Kamida Magaaladda Qudus
Israaa'iil ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsatay goobo ay leeyihiin garabka hubaysan ee Xamaas iyaga oo ka aar goosanaya gantaallo lagu soo riday.
Milatariga Israa'iil ayaa sheegay in ay subaxnimadii hore ee Sabtida duqeeyeen ...
Saturday, December 9, 2017
-
Faysal Cali Waraabe oo Ku Goodiyay Inuu Muncaaradad Adag Ku Istaashi Doono Muuse Biixi Hadii uu La Shaqayn Waayo (Daawo)
Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa sheegay in uu la shaqayn doono madaxweynaha la doortay haddii uu isagu diyaar u yahay haddii kalena uu ku jiqsiin doono
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 9, 2017
-
Madaxwayne Siilaanyo oo Khudbad Ka Jeediyay Xafladda Furitaanka Maktabadda Isaga Loogu Magac Daray (Daawo)
Madaxwayne Siilaanyo oo Khudbad Ka Jeediyay Xafladda Furitaanka Maktabadda Isaga Loogu Magac Daray (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 9, 2017
-
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay oo Cambaareeyay Dil Loo Gaystay Askari Ka Tirsan Ciidamadda Nabad Ilaalinta ee Congo
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa dembi dagaal ku tilmaamay dil loo geystay ugu yaraan 14 askari oo ka mid ah ciidanka nabad ilaalinta u jooga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, kuwaasoo u dhashay dalka Ta...
Saturday, December 9, 2017
-
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Muxaadiro Qiimo Badan Kaga Hadlay Shiicadda (Daawo)
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Muxaadiro Qiimo Badan Kaga Hadlay Shiicadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, December 8, 2017
-
Magalada Burco Lagu Soo Gunaanaday Muxaadiro Qiimo Badan oo Lagaga Hadlayay Shakhsiyadii Rasulkenii Muxamed NNKH (Daawo)
Magalada Burco Lagu Soo Gunaanaday Muxaadiro Qiimo Badan oo Lagaga Hadlayay Shakhsiyadii Rasulkenii Muxamed NNKH
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, December 8, 2017
-
Dawladda Somaliya oo Meel Adag Iska Taagtay Mawqifkii Dawladda Maraykanku Ku Caasimadda Israel Ugu Aqoonsatay Qudus.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in ay
ka walaacsan tahay go'aanka halista ah ee uu qaatay Trump" kaas oo Qudus uu ugu aqoonsaday in ay tahay caasimadda Israa'iil.
"Dowladda Federaalka Soomaal...
Friday, December 8, 2017
-
Ismaandhaaf Ka Dhex Qarxay Madaxwaynayaasha Dalalka Turkiga Iyo Giriiga
Booqashadii u horraysay ee madaxweyne Turki ah uu ku tago Giriigga muddo 65 sano ah ayaa u billaabatay si kulul ka dib markii madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisii martigalinayay ay is waydaardeen erayo aan lala...
Friday, December 8, 2017
-
Dawlada Jabuuti Oo Shaacisay Wax Ka Bedel Ay Ku Sameysay Wakhtiga Laga Gudbayo Xuduuda Ay La Leedahay Somaliland
Dawlada Jabuuti ayaa shaacisay wax ka bedel lagu sameeyey wakhtigii la ogolaa inay dadka iyo alaabtu iskaga gudbaan xuduudah somaliland iyo jabuuti.
Taliyaha ciidanka booliska iyo laanta socdaalka ee dawlada Jabuuti Cabdilaahhi...
Friday, December 8, 2017
« Previous Page — Next Page »