|
wararka
-
Madaxweynaha Kenya Oo Sheegay Inaanan Cidina Laga Yeeli Doonin Ku Xadgudubka Dastuurka
Uhuru Kenyatta, Madaxweynaha Kenya, ayaa maanta farriin adag u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka Kenya, oo iyagu diidan inay u aqoonsadaan inuu yahay Madaxweynaha la doortay ee Kenya.
Guddiga doorashooyinka, ayaa bishii hor...
Wednesday, December 13, 2017
-
Somaliland: Waagacusub Ummad-qaybsan + Hoggaan Mideeya Iyo Walbahaarka Daymaha
Madaxweynaha cusub ee dhowaan la doortay Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa inuu hoggaanka u qabto Jamhuuriyadda Somaliland shanta sanno ee soo socdaa, xilli uu dalka ka jiro kala qaybsanaan bulshada dhexdeeda ah, taasoo ka dhalat...
Wednesday, December 13, 2017
-
Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya oo Wafti Meeqaam Hoose ah u Soo Diray xaflada Xil wareejinta Jeegaanta.
Dawlada ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa wafti heer wasiir ah u soo diray xaflada xil wareejinta madaxweynaha jeegaanta Somaliland Col. Muuse Biixi Cabdi oo la sheegay in uu ku guulaystay doorashadii 13kii bishii hore ka qabsoont...
Wednesday, December 13, 2017
-
Jeegaanta oo Ku Kaliyaysatay Xafladda Xilwareejinta Kornayl Muuse Biixi Cabdi
Minaasibad si heersare ah loo soo agaasimay oo xilka ay kula kala wareegayeen madaxwaynahayaashaa isbedelaya ee jeegaanta ayaa lagu qabtay xaruntii hore u ahaan jirtay gurigii morgan imikana lagu magacaabo xarunta qasriga madaxtoo...
Wednesday, December 13, 2017
-
Madaxwayne Putin oo ka digey go’aankii Trump ee Qudus
Madaxwaynaha dalka Ruushka Putin ayaa sheegay in go'aankii uu Donald Trump magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimada Israa'iil ay tahay mid meesha ka saaraysa wadahadaladii nabadda ee bariga dhexe.
Madaxwaynaha Ruushka ayaa ...
Tuesday, December 12, 2017
-
Nin Mareykan ah oo u baxsaday Kuuriyada Waqooyi oo dhintay
skeri ka mid ahaan jiray ciidamada Mareykanka oo u goostay dhanka Kuuriyada Waqooyi, ka dibna 40 sanno u xirnaa maamulka Pyongyang ayaa dhintay.
Charles Jenkins, oo 77 sanno jir ahaa, ayaa qoyskiisa kula noolaa Japan, ka dib ma...
Tuesday, December 12, 2017
-
Cali khaliif oo Shaaciyey in Somaliland Beelo Gaar ahi Xuurtaysteen oo aan la Wadalahayn
Cali khaliif oo Shaaciyey in Somaliland Beelo Gaar ahi Xuurtaysteen oo aan la Wadalahayn
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, December 12, 2017
-
Wasiir Shukri Baandare oo Iftiimisay Qodobadda Ugu Waawayn ee Ay Ku Xusuusan Doonto Afadda Siilaanyo Amina Weris
Wasiir Shukri Baandare oo Iftiimisay Qodobadda Ugu Waawayn ee Ay Ku Xusuusan Doonto Afadda Siilaanyo Amina Weris
Isha Ku Hay baligubadlemedia...
Tuesday, December 12, 2017
-
Kala Wareejinta 14-ka Ee Hoggaanka Talladda dalka; Jeegaantu’se Maxay ku Wareejin Jeegaanta.
Khamiista Todobaadka, kuna began 14-ka bisha December 2017-ka oo ah Maalinta loo asteeyey xil-wareejinta labada Madaxweyne Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo xilka ka degaya iyo Muuse Biixi Cabdi oo noqon doonaa Madaxweynaha ...
Tuesday, December 12, 2017
-
Hayadda Unicef Oo Soo Saartay Warbixin Digniin U Diraysa Caruurta Isticmaasha Internetka
Hay'adda caruurta aduunka ee UNICEF ayaa ugu baaqday shirkadaha dhanka tiknoolajiyada in ay qaadaan tallaabooyiin dheeraad ah oo da'yarta lagaga ilaalinayo waxyeelada internetka.
Hay'ada UNICEF ayaa sheegtay in maalin walba in ...
Monday, December 11, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|