-
Akhriso Beelaha ay Ka Soo Kala Jeedaan Wasiiradda Col Muuse Biixi + Jeegaanta oo Isku Haysata Kaligeed Tobaneeyo Wasiir.
1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah -- Ciise Muuse (Habar Awal)
2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada --- Jaamac Siyaad / Dhul Bahante
3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka...
Thursday, December 14, 2017
-
Magacaabista Golaha Wasiiradda Col. Muuse Biixi Ka Daroo Dibi Dhal Akhriso Liiska Magacaabista oo Dhamaystiran.
Golaha Wasiiradda Cusub Wasiiradda Jeegaanta oo Waayo Arag ah Ruug Cadaa Laga Dhigay Iyo Beelaha Kale oo Bug Loo Dhiibay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, December 14, 2017
-
Kornayl Muuse Biixi oo Goordhawayd Iclaamiyay Golihiisa Cusub ee Wasiiradda
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hada Ku Dhawaaqay Golihiisa Cusub Ee Wasiirada Oo U Badan Wajiyo Cusub
1. Sacad cali shire wasiirka arimaha dibada
2. Yaasiin faratoon waxbarashada
3. Xasan ismaaciil warsam...
Thursday, December 14, 2017
-
Maamulka Trump oo Isku Maandhaafsan Qaabka Loo Wajahayo Xaaladda Kuuriyadda Waqooyi
Wasiirka arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa u muuqda in uu dabo maray Aqalka Cad iyo wasaaraddiisa arrimaha dibadda ka dib markii uu tilmaamay in Maraykanku uu dabciyay meeshii uu ka taagnaa wadahadallada Kuuriyada ...
Thursday, December 14, 2017
-
Laanta Xisbiga Waddani Ee Maraykanka Oo noqotay Meeshii ugu horraysay ee uu Guddoomiye Cirro U mahadnaqo
Sidaynu wada ogsoonahay dhalinyaradu waa awoodda iyo curinta siyaasadda Soomaalilaan dalweynaha Waddani waxa Guddoomiye xusbiga Waddani uga ah aqoonyahan dhaliyaro ah oo halabuur leh waa Maxamed Aadan Tarabbi
Isagoo noqday masuul...
Thursday, December 14, 2017
-
Trump oo iska fogeeyay Guuldarrada Xisbigiisu Kala Kulmay Gobolka Alabama
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa iska fogeeyay Roy Moore ka dib markii ay guuldarro taariikhi ah ka soo wajahday gobolka Alabama oo si wayn u taageeri jiray xisbiga Jamhuuriga.
Guusha uu gaaray Doug Jones oo ka tir...
Thursday, December 14, 2017
-
Wararkii U Dambeeyay Iyo Qarax Xoogan oo Goordhawayd Gilgilay Muqdisho + Khasaaraha Ka Dhashay.
Inta la og yahay illaa 17 askar boolis ah ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, sida uu bartiisa Facebook ku qoray wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Yusuf Garaad.
Sidoo kale wuxuu wasiirka sheegay in 1...
Thursday, December 14, 2017
-
Madaxwayne Siilaanyo oo Khudbadiisii U Dambaysay Ku Macasalaameeyay Dal iyo Dad uu U Kala Fadhiisyay Ardaayo Iyo Beelo (Daawo)
Madaxwayne Siilaanyo oo Khudbadiisii U Dambaysay Ku Macasalaameeyay Dal iyo dad uu U Kala Fadhiisiyay Ardaayo Iyo Beelo (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, December 13, 2017
-
Madaxwaynihii Hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo Dardaaran Dhaxal Gal ah U Jeediyay Madaxwayne Kornayl Muuse Biixi
Madaxwaynihii Hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo Dardaaran Dhaxal Gal ah U Jeediyay Madaxwayne Kornayl Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, December 13, 2017
-
Daawo Sawiro Kuu Muujinaya Gumaysi Beelaysan oo Somaliland Dib U Gashay 26 Sanno Kadib + Ayaan Darro Ku Habsatay Beelihii Kale ee Somaliland.
Daawo Sawir Kuu Muujinaya Sida Somaliland Jeegaantu U Afgambiday Iyo Foolxumadda Ka Muuqata
sida aad ku arkaysaan sawirka sare waa kornayl muuse biixi iyo siilaanyo jeegaanta
sawirkan kale waa saleebaan gaal kornayl muus...
Wednesday, December 13, 2017
« Previous Page — Next Page »