BALIGUBADLE MEDIA
Madaxweyne Jeeganta 12 Wasiir way ku yartahay malaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
December 16, 2017 - Written by admin

Madaxweyne Jeeganta 12 Wasiir way ku yartahay malaa. 9- Wasiir. 5 Habarjeclo + 1- Wasiir Ku-xigeen. Habar Awal 4 Wasiir+ 2 Wasiir Ku-xigeen ….. Daakhiliga iyo Dibaddu noo dheeryihiin. Xoolohii iyo Kaluunkana hanaga reebin.. Madaxweyanaha Jamhuuriyadda oo dhamina waa Annaga, Gudoonka Guuritida iyo Guddoomiyaha Garsoorka Dalkuna geestayada weeye.. Somaliland-ta kale yeelkeed..
muniir iyo kornayl
FG. Xukuumadda Cusub Wakhti ha lasiiyo oo ha la dhawro..

Tusan ..

COMMENTS