-
Dawladda Somaliya oo Iska Fogaysay Eedaymihii Uu U Jeediyay Xildhibaan Cabdiqaydiid
Dawlada federaalka ah ee soomaliya ayaa ganafka ku dhufatay inay dalka hawl galo ka fuliyaan ciidamo ka socda imaaraadka carabta.
Wasiirka warfaafinta dawlada federaalka Cabdiraxmaan Yariisow oo la hadlay VOA ayaa sheegay inaan...
Sunday, December 31, 2017
-
Danyarta Suuqa Gobonimo oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Maayar Soltelko + Baaqa Ay U Direen Madaxwaynaha (Daawo)
Danyarta Suuqa Gobonimo oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Maayar Soltelko + Baaqa Ay U Direen Madaxwaynaha (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 31, 2017
-
Weriye Xasan Faarax Qamaan oo Ugu Baaqay Hayada Maalgeliya Ururka Solja In Ay Ka Joojiyaan Maaligalintii Ay Siin Jireen (Daawo)
Weriye Xasan Faarax Qamaan Oo Ugu Baaqay Hayada Maalgeliya Ururka Solja In Ay Ka Joojiyaan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 31, 2017
-
Qaar Kamida Hablaha Saxaafadda oo Shaaciyey In aanay Aqoonsanayn Natiijada Doorashada Ururka Solja
Qaar Kamida Hablaha Saxafada oo Shaaciyey In aanay Aqoonsanayn Natiijada Doorashada Ururka Solja
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 31, 2017
-
GudoomiyahaGolaha Guurtida oo Xildhibaanada Ugu Baaqay Dhaqaajinta Xeerarkii Doorashada ee Baarlamaanka Iyo Goleyaasha Deegaanka
Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland ayaa xildhibaanada golahaasi ku dhiiri geliyey inay ka soo fikiraan habkii loo curin lahaa xeerarka lagu dooranayo xildhibaanada baarlamaanka iyo goleyaasha deegaanka.
Gudoomiyaha golaha g...
Saturday, December 30, 2017
-
Dagaal Gacan Ka Hadal Ah oo Ka Dhex Istaadhmay Shirwaynihii Afduubnaa ee Solja ee Maanta Lagu Qabtay Hargeysa (Daawo)
Dagaal Gacan Ka Hadal Ah oo Ka Dhex Istaadhmay Shirwaynihii Afduubnaa ee Solja ee Maanta Lagu Qabtay Hargeysa (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 30, 2017
-
Ciidamadii i soo weerarray waxaa la ii sheegay in ay ka amarqaadanayeen Imaaraadka”Cabdi Qaybdiid”
Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraa’id ku qabtay Gurigiisa ayaa sheegay in ciidamadii Gurigiisa soo weeraray loo sheegay in ay ka amar qaadanayeen Imaaraadka Carabta.
‘’ Markii uu falku dhacay waxaa uu...
Saturday, December 30, 2017
-
Xukuumadda Somaliland oo Dacwad Ka Dhan Ah Maamulka Hawada U Gudbisay Caalamka,Kuna Hanjabtay Inaan Hawada Hargeysa Laga Maamuli Doonin Muqdisho
Dawladda Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay meel adag ka taagantahay islamarkaana ay wax walba ka xigto in hawada Somaliland ay mamausho dawladda Somaliya, ka dib markii ay hay’adda ICAO khamiistii maamulka hawada Soomaalida ku ...
Saturday, December 30, 2017
-
Madaxweyne Farmaajo oo Amray in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo falkii lagu galay Guriga CabdiQeybdiid
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa amar ku bixiyay in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo falkii ay ciidamo ka tirsan dowlada ku galeen kuna baareen guriga Senator Cabdi Qeybdiid.
Qoraal kooban oo l...
Saturday, December 30, 2017
-
Magacyada Saraakiil Ka Tirsan Maalliyada Oo Uu Wasiirka Wasaaraddaasi Isku Shaandheeyey
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa isku beddel iyo magacaabis ku sameeyey Agaasime Waaxeedyada Wasaaraddaasi iyo Kastamaha Magaalooyinka qaarkood. Wareegto uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda horumarinta Maaliyadda Yuus...
Saturday, December 30, 2017
« Previous Page — Next Page »