“Dhulka Raasiga Berbera Cid Isticmaali Kartaa Ma Jirto, Wax Dhul Ah Oo La Bixin Karanaa Ma Jirto ….” Wasaaradda Hawlaha Guud
January 3, 2018 - Written by admin
Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskiisa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland uu Amar ka soo saarey dhulka Raasiga magaalada Berbera kaas oo xukuumadii hore ay dad gaar ah siisay, Wasiirka ayaa sheegay in dhulkaasi uu yahay hanti qaran isla markaana aaney jirin cid habayaraatee isticmaali kartaa cidii ay xukuumadii hore siisayna lagala noqdey

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS