Israa’iil oo amartay in dhulkeeda ay ka baxaan qaxootiga Afrikaanka ah
Maamulka Israa`iil ayaa muddo sagaashan cisho ah u qabatay kumannaan muhaajiriin Afrikaan ah in ay dhulkeeda isaga tagaan ama in ay wajihi doonaan xabsi.
Sida ay wararku sheegayaan, inta badan dadka ay arrintan saameysay waxay ...
Iiraan oo “cadowgeeda” ku eedeeysay dibadbaxyada
Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan ayaa dalal uu "cadow" uu ku tilmaamay ku eedeeyay in ay kicinayaan isu soo baxyada ka socda dalkaasi ee sababay in 22 qof ay dhintaan.
Ayatollah Cali Khameni ayaa hadlay markii ugu horeysay tan...