BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiga UCID oo Si Adag Uga Hadlay Safarkii uu Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Ku Yimi Gobolka Sanaag, Fadeexadaasna Dusha Ka Saaray Xukuumadda Muuse Biixi
January 4, 2018 - Written by admin

Murrashaxa Madaxweyne ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ka hadlay safar uu dhawaan deegaanka Badhan ku yimi wasiirka wasaaradda qorshaynta Soomaaliy, Halkan hoose ka DAAWO wasiirka oo ka hadlay arrintaa iyo arrimo kale

musharaxa ucid

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS