-
Doodii Shaqo Abuurka Muuse Biixi oo Beenoobay Iyo Shaqaalihii Hore ee Dawladda oo uu Beegsanayo.
madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa muddo dheer oo uu u soo halgamayay kursiga uu hadda ku fadhiyo balanqaad ku soo galay inuu shaqo abuur u samayn doono dhalinyaradda somaliland oo camal la'aantu ku habsatay waxaanay rajo fi...
Thursday, January 11, 2018
-
“Waxaan Doonayaa Inaan Xasuusiyo Cabdiwali Gaas Imika Madaxweynahayagu Waa JANAN ee Ha Nagu Soo Deg-degina..…” Ex Wasiir Cukuse
“Waxaan Doonayaa Inaan Xasuusiyo Cabdiwali Gaas Imika Madaxweynahayagu Waa JANAN ee Ha Nagu Soo Deg-degina..…” Ex Wasiir Cukuse
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 11, 2018
-
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Soo Bandhigay Qaabka Ay U Bilaabayaan Ansixinta Wasiirada Cusub Ee Xukuumada
Golaha wakiilada somaliland ayaa soo bandhigay qaabka ay u ansixin doonaan wasiirada cusub ee xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Xoghayaha golaha wakiilada somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo la hadlay warbaahinta a...
Thursday, January 11, 2018
-
Nuxurka Qodobo Laga Soo Saaray Shirkii 3aad Ee Ay Yeeshaan Golaha Wasiirada Xukuumada Somaliland
Muuse Biixi oo Durba U Banbaxay Xadgudubka Shaqaalaha Dawladda, Meeshana Ka Saaray Sharciyadii Iyo Hanaankii Dawladnimo
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa muddo kooban oo uu xilka hayay kadib bilaabay xadgudubyo aan c...
Thursday, January 11, 2018
-
Muuse Biixi oo Durba U Banbaxay Xadgudubka Shaqaalaha Dawladda, Meeshana Ka Saaray Sharciyadii Iyo Hanaankii Dawladnimo
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa muddo kooban oo uu xilka hayay kadib bilaabay xadgudubyo aan caadi ahayn oo uu kula kacayo shaqaalaha kala gadisan ee dawladda isagoo durba maanta shaqadii ka caydhiyay 109 shaqaale o...
Thursday, January 11, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Shaqadii Ka Caydhiyay Boqolaal Qof oo Ka Tirsan Shaqaalaha Madaxtooyadda iyo Dareenadda Foosha Xun ee Ku Gedaaman
Madaxweynaha cusub ee somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa amar culus oo shaqo joojin ah dul dhigay shaqaale tira badan oo ka hawl galayey madaxtooyada somaliland.
Shaqaalahan ayaa ahaa kuwii ka hawl gali jiray wasaaradii...
Thursday, January 11, 2018
-
Dawlada Federaalka Somalia oo Ka Hadashay Xaalada Dagaalkii Sool, Baaqna Hawadda U Marisay Dhinacyadda Is Haya
Dawlada Faderaalka Somaliya ayaa waxaa ay iminka ka hadashey dagaalkii ka dhacay deeganka Tuko-raq ee Gobalka Sool , waxaana war saxaafadeed arintan ka soo saaray wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliya waxaana lagu yidhi sidan.
...
Wednesday, January 10, 2018
-
Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Marxuum Cigaal oo Ku Kala Aragti Fog Qaddiyadda Jabuuti ee Somaliland (Daawo)
Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Marxuum Cigaal oo Ku Kala Aragti Fog Qaddiyadda Jabuuti ee Somaliland (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 10, 2018
-
Khilaafka Turkiga iyo Imaaraatka oo weji cusub yeeshay
Turkiga ayaa si rasmi ah u bedelay astaanta waddada ay ku taallo saraafadda dalka Isutagga Imaaraatka uu ku leeyahay magaalada Ankara, ka dib hadal dhaliyay khilaaf diblumaasiyadeed oo labada dal soo kala dhexgalay.
Waddada...
Wednesday, January 10, 2018
-
Maayarka Berbera oo Ka Hadlay Dacwad uu Ka Gudbiyay Laba Wariye oo Ka Hawlgala Gobolka Saaxil
Maayarka Berbera oo Ka Hadlay Dacwad uu Ka Gudbiyay Laba Wariye oo Ka Hawlgala Gobolka Saaxil
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 10, 2018
« Previous Page — Next Page »