-
Xisbigga UCID Oo Wasaaradda Maaliyadda Ku Dhaliilay Qaab Cusub Oo Ay U Ururinayso Cashuurta.
Xisbigga UCID Oo Wasaaradda Maaliyadda Ku Dhaliilay Qaab Cusub Oo Ay U Ururinayso Cashuurta.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 13, 2018
-
Qaar Kamida Golaha Wasiiradda Xukuumadda Muuse Biixi oo Maanta Hortagay Golaha Wakiiladda Somaliland (Daawo)
Qaar Kamida Golaha Wasiiradda Xukuumadda Muuse Biixi oo Maanta Hortagay Golaha Wakiiladda Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 13, 2018
-
Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Ay Dawlada Imaaraadka Carabtu U Soo Dirtay
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ka socday dalka Imaaraadka Carabta oo toddobaadkan dhammaaday dalka yimid, kuwaas oo dib u laabtay.
Weftigan oo la sheegay inay ka koobnaayeen 7 xubnood, inkastoo aa...
Saturday, January 13, 2018
-
Gabadh 30 jir ah oo hindistay shirkad ku fadhida $1 bilyan doolar
Gabadha lagu magacaabo Melanie Perkings oo u dhalatay dalka Australia ayaa iyada oo 22 jir ah waxa ay curisay fikrad ganacsi oo iyada oo kale markaas suuqa ku yareyd.
Waxa ay usoo duushay xarunta tijnoolajiyadda dalka Marayka...
Friday, January 12, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo Mahadnaq Balaadhan U Jeediyay Maamulka iyo Shacabwaynaha Puntland
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Puntland sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa.
Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey Degm...
Friday, January 12, 2018
-
Xaaf oo Sheegay In Madaxwaye Farmaajo Badhtamaha Todobaadkan ku Wajahan Yahay Cadaado
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalintii shalay dib ugu laabtay magaalada Cadaado ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo wafdigiisa ku soo fool leeyihiin sida uu hadalka u dhigay deegaann...
Friday, January 12, 2018
-
Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis dhinaca Ganacsiga ah
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Mohammed Guleed (Khadar) iyo wefti uu hogaaminaayo oo maalin ka hor gaadhay magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa maanta heshiis la saxiixday Masuuliyiin ka ti...
Friday, January 12, 2018
-
Guddoomiyihii guddiga doorashada madaxa-bannaan oo lagu Xidhay Dhuusa-Mareeb
Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljameeca halkaa ku xireen guddoomiyihii guddiga doorashada madaxa-bannaan Xaliimo Ismaaciil ( Xaliimo Yareey)
...
Friday, January 12, 2018
-
Wasiirkii Ganacsiga ee Xukuumaddii Madaxwayne Siilaanyo oo Beeraley Noqday + Sida uu Arko Saaxibadiisii Xilalka ay Ka Wada tageen oo Hudheeladda Fadhiya
Wasiirkii Ganacsiga ee Xukuumaddii Madaxwayne Siilaanyo oo Beeraley Noqday + Sida uu Arko Saaxibadiisii Xilalka ay Ka Wada tageen oo Hudheeladda Fadhiya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 12, 2018
-
Donald Trump oo Ka Noqday Booqashadiisii uu Ku Tagayay Boqortooyadda Ingiriiska Iyo Sababta Keentay
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa baajiyay booqashadii la sii qorsheeyay ee uu ku tagi lahaa UK bishan feberuary , wuxuuna sheegay in aanu "taageeraysanayn" safaaradda cusub ee Maraykanku uu ka dhistay London, taas oo la...
Friday, January 12, 2018
« Previous Page — Next Page »