BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwaynaha Somaliland oo Safar Ugu Baxay Ethiopia + Xogaha Ku Aadan Safarkiiisa
January 16, 2018 - Written by admin

madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ugu   baxay dalka ethiopia madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa martiqaad rasmiya ka helay madaxda sarsare ee dawladda ethioipia isagoo safarkani noqonayo safarkii koobaad ee madaxwayne biixi ku tago dalka ethiopia tan iyo intii loo cumaamaday taladda dalka

madaxwayne biixi

dhanka kale ilowareedyo baligubadlemedia helayso ayaa sheegaya in madaxwayne biixi iyo madaxwayne gaas ay kulan adag ku yeelan doonaan adisababa kulankaas oo gogol xaadhkiisa ay leedahay dawladda ethiopia

sidoo kale madaxwayne gaas ayaa isna maanta u ambabaxayay dhankaas iyo dalka ethiopia

isku soo wada duuboo madaxwayne biixi ayaa muddo saddex maalmood ah safarkiisani ku egyahay waxaana laga warsugi doonaa waxa madaxwaynaha iyo wafigiisu ka yidhaahdaan waxyaabaha ka soo baxa safarkooda

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS