BALIGUBADLE MEDIA
Marwo Faaduma Siciid Oo Eedaymo Culus Usoo Jeedisay Maayirka Hargeysa (Daawo)
January 15, 2018 - Written by admin

Lataliyaha Arrimaha dibadda ee Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Marwo Faadumo Siciid ayaa ku eedaysay Duqa Caasimadda Hargeysa Md.Cabdiraxmaan Soltelco in u sifo sharci darro ah ku iibayay wado isku xidha xaafadaha sheedaha iyo Boqol iyo Kontonka.

faadumo siciid

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS