-
Eng Maxamed Xaashi Oo Soo Bandhigay Dakhliga Somaliland Kaga Baxayey Meel Aan Loo Baahnayn Mudo Sadex Sano Ah
Wasiirkii hore ee maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi ayaa daboolka ka qaaday in miisaaniyada saddexdii sanadood ee ugu danbeeyay oo uu indha-indheeyay ay Somaliland ku bixisay wax aan baahi weyn loo qabin halka ay ka qatanaayeen wasaa...
Wednesday, January 10, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Digniin U Diray Maamulka Puntland Iyo Dawlada Soomaaliya (Daawo)
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Digniin U Diray Maamulka Puntland Iyo Dawlada Soomaaliya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 10, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la yeeshay
ergayga gaarka ah ee xog-hayaha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Michael Keating oo dalka booqasho...
Wednesday, January 10, 2018
-
Nuxurka War Murtiyeed Ay Golaha Guurtida Somaliland Ka Soo Saareen Xaalada Dagaal Ee Bariga Somalila
Golaha guurtida somaliland ayaa war murtiyeed ka soo saaray dagaalada bariga gobolka Sool ku dhex maray ciidamada somaliland iyo kuwa maamulka Puntland.
Golaha guurtida oo maanta yeeshay fadhi aan caadi ahayn ayaa dawlada sooma...
Wednesday, January 10, 2018
-
Suldaan Bile Rafle Guuleed oo Ka Hadlay ARagtidiisa Ku Aadan Wadahadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya (Daawo)
Suldaan Bile Rafle Guuleed oo Ka Hadlay ARagtidiisa Ku Aadan Wadahadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 9, 2018
-
Madaxwayne Cabdiwali Gaas oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalkii Tukaraq, Luuqad Adagna Kula Hadlay Dawladda Somaliland
Madaxwayne Cabdiwali Gaas oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalkii Tukaraq, Luuqad Adagna Kula Hadlay Dawladda Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 9, 2018
-
Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Bahda Garsoorka Iyo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Garsoore Sheekh Faarax Nuur.
Gudoomiyaha Maxkamada sare ee somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa dhambaal tacsi ah u diray ehelada, qaraabada iyo guud ahaan bahda garsoorka somaliland ka tacsiyadeeyey geerida ku timid garsoore Sheekh Faarax Nuur Ma...
Tuesday, January 9, 2018
-
Maamulka Puntland oo Shaaciyay Inay Xuduudka Xidheen Iyo Sababaha Ay U Cuskadeen Wakhti Xaadirkan
Maamul goboleedka soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen isku socodkii gaadiidka rayidka ee ay la lahaayeen somaliland.
Gudoomiyaha gobolka Nugaal ee maamulka Puntland Cumar Fara wayne oo la hadlay warbaahi...
Tuesday, January 9, 2018
-
Faransiiska oo Baadhaya Iphoneka la Cusleeyay
Dacwad oogeyaasha Faransiiska ayaa billaabay baaritaan ku aadan "curyaaminta la sii qorsheeyay" ee lagu sameeyay taleefannada iphone-ka ee ay samayso shirkadda Apple.
Dalka Faransiiska waxaa sharci darro ka ah in la yareeyo...
Tuesday, January 9, 2018
-
Baadhitaanka Trump Lagu Hayo oo Marxalad Cusub Galaya
Qareennada madaxweynaha Maraykanka ayaa wadahadal la leh baareyaasha doonaya in ay su'aalo waydiiyaan madaxweynaha Maraykanka, arrintaas oo qayb ka ah baaritaanka ay waddo waaxda caddaaladda, sida ay wararku sheegayaan.
Wargeys...
Tuesday, January 9, 2018
« Previous Page — Next Page »