|
Maxa Cusub
-
Tacsi tiiraanyo leh ayaan u dirayaa dhamaan ikhwaanka reer sh.rufaaci sh. Axmed sh.nuur by: boqorka guud ee gadabuursi.
Inaa lilaahi wa inaa ileehey raajicuun, waxa an halkan tacsi uga dirayaa
qoyskii, eheladii, qaraabadii , asxaabtii iyo dadweynihii yaqaaney ee
uu kabaxay ,marxuun sh.rufaaci sh.axmed sh. Nuur oo ku geeriyooday
wadanka gabon c...
Saturday, December 23, 2017
-
Baahida shacabka iyo balanqaadki madaxweyne Muuse Biixi Cabdi(W/Q: Mukhtaar Cabdi Cilmi)
Madaxweynaha Somaliland ee dhawaan la dhaariyey isagoo gudanaya waajibadkiisa distooooriga ah ayuu waxaa uu magacabay taarikhhdu markay ahayd Dec 14, 2017 gole wasiiro ah oo ka kooban 23 wasiir iyo 9 wasiir ku xigeen taas oo uu ka...
Saturday, December 23, 2017
-
Qudbadii Taariikhiga Aheyd Iyo Qiiradii Ku Ladhnayd Waa Ka Qiyaas-qaadashada Hogaaminta Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi. Faalo:- C.S.F(Jeesto).
Madaxweynaha haatan la doortey ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa doraad markuu xilka la wareegayey jeediyey qudbadii hogaamiyayaasha taasi oo in badan gayigan�...
Saturday, December 23, 2017
-
Jacaylku gabadha dhiirrani ayuu ku abuuraa. Qalinkii: sadam osman kaabash.
Ninka gabadh qurux badan jeclaada fannaan ayaa ay ka dhigtaa (Jacaylkeeda heesaha uu u qaadayo), ninka gurusadana shaqaale weyn ayaa ay ka dhigtaa.
Malo-awaal ayaad ku nooshahay haddii aad ismoodsiiso in furaha aad gurigaaga ...
Wednesday, December 20, 2017
-
Madaxweyne si looga taxadero Aafo dambe oo musuqmaasuq waa in is bedel mugleh lagu sameeyo Wasaardda Maaliyada.
Madaxweyne sharkii ka dhacay Wasaaradda maaliyadda mudadii Wasiir samaale iyo Samsam waa mid qarranka curad ku ah. haddab si wax looga barto hantiboobkii iyo duufaantii xatooyada Qarranka waa in baadhis iyo macluumaad lagu sameeyo...
Wednesday, December 20, 2017
-
Hello: Mudane Madaxweyne Muuse Biixi Ma I Maqashaa? Q1aad W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
Marka hore aan hamblayo iyo duco u diro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, Illahay xilka culus ee aad umada u qaaday hakugu asturo, sidoo kale waxaan kuugu hamblayeynayaa sidii waxgaradnimada iyo dhiir...
Wednesday, December 20, 2017
-
SOO CELINTA WASIIR SHUGRI BANDARE WAA KUD KA GUUR OO QANJO U GUUR
Tan iyo intii liiska golaha wasiirada ee xukuumada madaxweyne Muuse
Biixi la soo saaray , dadka ku dhaqan gobolka Daadmadheedh waxay is
weydiinayeen soo celinta wasiir Shugri Bandare ma xalbaa mise waa xul,
Hadii aan ku sii gon...
Wednesday, December 20, 2017
-
Tix Kooban Ninka foodkii uugalay
Tix Kooban
Ninka foodkii uugalay
Four percent %4 soo helay
Haduu faan horeetiyo
Fakhfakhiyo wareeriyo
Cay iyo fatoosh badan
Lafadhiisto degelada
Faaruq weeye kaasiye
Inta ficil ku doodee
Dallkeenaa ku faafsani
Ha fahme...
Wednesday, December 20, 2017
-
Ayaan-daran, qabiillo ayey ku xabeebatay!
Isla markii lagu dhawaaqay golaha wasiirrada ee xukuumada cusub, waxa loo baretamay sidii reerahooga loo ogaan lahaa, masuuliyadda ugu weyn ee la isa saarayna waxa ay noqotay ogaanshaha reeraha ay ka soo kala jeedaan golahaasi. Ge...
Saturday, December 16, 2017
-
Falanqaynta xukuumada cusub. (Buurtii foolatay ee doolliga dhashay).
Falanqaynta xukuumada cusub.
(Buurtii foolatay ee doolliga dhashay).
Xukuumada madaxweyne muuse soo dhisay ee uu dhawaan ku dhawaaqay ayaa dareeno kala duwan laga bixiyay, waxaana guud ahaan la isku waaafaqsanyahay inay tahay xu...
Saturday, December 16, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|