|
wararka
-
Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo soo bandhigay Shuruucda & Xeerarka Maalgelineed ee Xukumada Kornayl Muuse biixi darjiidhay
Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo soo bandhigay Shuruucda & Xeerarka Maalgelineed ee Xukumada Kornayl Muuse biixi darjiidhay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 5, 2018
-
Madaxtooyada Somaliland oo Isku Cadaysay In Jabuuti Laga Xukumo, Muuse Biixi oo Beeniyay Inuu UCID Raaligalin Siiyay Una Jawaabay Guddoomiye Cirro
War-saxaafadeed
5 March, 2018
Madaxweynaha JSL meel uu ku siiyey raalli-galin Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID haba yaraatee ma jirto. Balse Xoghayaha Madaxweynaha JSL ayaa uu u gudbiyey lifaaq ah jawaab celin ku s...
Monday, March 5, 2018
-
“Djibouti Xaalad Aad U Adag Ayey Ku Sugan Tahay, Xoolihii Dalkuna Qoys Ayuu Ku Ururay”…Waraysi Gaar Ah Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir.
"Djibouti Xaalad Aad U Adag Ayey Ku Sugan Tahay, Xoolihii Dalkuna Qoys Ayuu Ku Ururay"...Waraysi Gaar Ah Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 5, 2018
-
Berlusconi oo kusoo rogaal celiyay siyaasadda Talyaaniga
ida ay muujinayaan natiijooyinka horudhaca ah ee kasoo baxaya doorashooyinka guud ee dalka Talyaaniga, waxaa suurtogal ah in ay guushu raacdo isbahaysi midigta ee uu hoggaamiyo Ra'isulwasaarihii hore Silvio Berlusconi.
Waxaa la...
Monday, March 5, 2018
-
Xukuumadda Farmaajo Oo Gudaha Somaliland Ciidamo Ka Qoranaysa Iyo Dhalinyaradii Reer Somaliland Oo Muqdisho Ku Sii Qulqulaysa
Xogo uu wargeyska Somalilandtoday hellayo, ayaa tibaaxaya in Xukuumadda Soomaaliya ay bilowday qorsha ay ciidamo kaga qoranaysao gudaha Somaliland, kuwaas oo la sheegay inay u qaadayso magaalada Muqdisho,isla markaana lagu tababar...
Monday, March 5, 2018
-
Cali Gurey oo Markale Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qabo
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ayaa weerar afka ah ku qaaday Wasiirkii hore ee Wasaraadda Qorshaynta Xukuumaddii hore Maxamed Ibraahim Qabo,islamarkaana ku sheegay inuu ka cadhaysan yahay Xukuumadda Cusub ee Muuse Biixi soo dhisay ee...
Monday, March 5, 2018
-
“Xisbiga WADDANI Hore Uma Taageerin Haddana Taageeri Maayo……” Guddoomiye Cirro Sharci-darro Ku Tilmaamay Heshiiska DP World Ee Dekedda Berbera
“Xisbiga WADDANI Hore Uma Taageerin Haddana Taageeri Maayo……” Guddoomiye Cirro Sharci-darro Ku Tilmaamay Heshiiska DP World Ee Dekedda Berbera
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 5, 2018
-
“Hadalka Xoghayaha Guud Waa Been Abuur Cad, Manna Qarsoonna Mawqifka Xisbiga WADDANI” Xuseen Aadan Cadde
-Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI Xuseen Aadan Cadde, waxa uu si adag u naqdiyay heshiiska saddex geesoodka ah ee ay kala saxeexdeen Xukuumadda Somaliland, Shirkadda DP World iyo Dawladda Ethiopia, kaasoo uu sh...
Monday, March 5, 2018
-
Akhriso Fadeexado Dul Hooganaya Wasiirka Maaliyadda iyo Sida uu Xilalka U Magacaabay.
Dawo siduu wasiirka maaliyadu u qaybiyay wasaarada maaliyada iyo reeraha ugu badan ee u siyaya sad buursiyada.si uu xilkiisa u badbaadiyo.
Wasiirka Maaliyada Yusuf Abdi o hore ugu dhaliili jiray wasiiradii hore inay struc...
Sunday, March 4, 2018
-
Fadeexad Weyn: Wasiirka Gaadiidka Oo Xilkii Qaranka U Gacal-Miisay Beeshiisa iyo Kooxda Jeegaanta
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Wadooyinka Somaliland Md Cabdillaahi Abokor Cismaan ayaa xilal sooc ah ku taxay beesha uu ka soo jeedo iyo xulafada Jeegaanta ee u bahoobay maroorsiga dalka. Waxa wasaaradda lagu soo x...
Sunday, March 4, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|