-
Koox Budhcad dhuleeda oo Ku Shaqaysanaysa Shaadh Dawladeed oo Ka Dilaacay Masalaha Hargeysa + Falalka ay Ku Kacayaan
koox budhcadeed ku shaqaysanaysa shaadhka dawladda ayaa ka dilaacay xaafadda masalaha ee magaaladda hargeysa kuwaas oo dadka ku qabsanaya dhulkooda kadibna qofkii dhulka lahaa u adeegsanaya awood dawladeed iyagoo xabsiga dhigaya q...
Tuesday, March 6, 2018
-
Ganacsade Eedo Culculus ku Miisay Mulkiilaha Somcable+Xildhibaano Xukumada Kornayl Muuse Biixi Jeel ku hayso
Ganacsade Eedo Culculus ku Miisay Mulkiilaha Somcable+Xildhibaano Xukumada Kornayl Muuse Biixi Jeel ku hayso
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 6, 2018
-
Komishanka Doorashooyinka oo Kulan La Qaatay Madaxwayne Muuse Biixi
Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha guddida doorashooyinka qaranka.
War saxaafadeed laga soo saaray kulanka uu madaxweyne Muuse Biixi la yeeshay x...
Tuesday, March 6, 2018
-
Ururka PEN GROUP oo Ka Hadlay Cadaalad Darro Baahsan oo Dalka Ka Jirta.
Ururka aqoonyahanka beesha degta bariga iyo koonfurta Hargaysa ee layidhaa PEN GROUP ayaa sheegay in talada dalka Somaliland laga ilaaliyo beelaha qaar.
Ururkan ayaa sidaasi ku sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray oo nuqul k...
Tuesday, March 6, 2018
-
Xeer Ilaalinta oo Labadda Qodob Ku Eedaysay Abwaanad Niciima Xilli Ay Qaar Kamida Madaxda Kulmiye Ku Suganyihiin Muqdisho
Xeer Ilaalinta oo Labadda Qodob Ku Eedaysay Abwaanad Niciima Xilli Ay Qaar Kamida Madaxda Kulmiye Ku Suganyihiin Muqdisho
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 6, 2018
-
“Itoobiya Iyo Imaaraadka Carabtu Duulaan Ayay Ku Soo Qaadeen Soomaaliya…” Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiska Dekeda Berbera oo ay wada gaareen Somaliland, Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya
Xildhibaa...
Tuesday, March 6, 2018
-
Ra’iisal wasaare Khayre oo su’aalo lagu weydiiyay shir ka furmay Washington
Waxaa Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ka furmay shirka (Forum Fragility 2018) oo looga hadlayo Maareynta Dhibaatooyinka ka dhasha Nabadgalyo xumida iyo Xasilooni darada.
Shirkan oo uu soo qaban-qaabiyey Bankiga Adduunk...
Tuesday, March 6, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi ” Madaxwaynaha Somaliland Mise Madaxwaynaha Beeshiisa.
madaxwaynihii la filayay inuu madaxwayne u noqdo dhamaan bulsho waynta somaliland ayuunbaa marqudha lagu warhelay isagoo aan madaxwayne u ahayn bulshadda somaliland balse ah madaxwayne beeleed hogaamiya beesha uu ka soo jeedo kadi...
Tuesday, March 6, 2018
-
Siyaasi Dhalinyarro ah oo Soo Faqay Kala Qaybtinta Durba uu Dalka Galiyay Kornayl Muuse Biixi
Siyaasi Dhalinyarro ah oo Soo Faqay Kala Qaybtinta Durba uu Dalka Galiyay Kornayl Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 6, 2018
-
“Nama Khuseeyaan Waxa Kasoo Yeedhay Dawladda Soomaaliya, Somaliland-na Waa Dal Madax-bannaan…” Madaxa Sarre ee Dp World
Gudoomiyaha shirkada DP World Sultan Ahmed Bin Sulayem ayaa sheegay in aanay dawalada Fadaraalka Soomaaliya waxba ka qaadi heshiiska lagu maalgelinayo dekedda Berbera ee saddex geesoodka ah ee u dhexeeya Somaliland, DP World iyo d...
Monday, March 5, 2018
« Previous Page — Next Page »