-
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo qaatay baasaboor been abuur ah
Cadaymo cusub oo soo ifbaxay ayaa muujinaya in hoggaamiyaha dalka Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un iyo aabihiis oo xilka kaga horeeyay Kim Jong-il ay qaateen baasaboor been abuur ah oo dalka Brazil ah sanadihii 1990-naadkii.
W...
Friday, March 2, 2018
-
Fadeexad: Kornayl Muuse Biixi oo Shaqaalihii uu Madaxtooyadda Ka Eryay Ku Badalay Daraasiin Beeshiisa ah
kornayl muuse biixi cabdi oo ah madaxwaynaha dalkan aan aqoonsiga haysan ee somaliland ayaa noqday madaxwaynihii ugu liitay ee soo mara somaliland
la taliyayaal wanaagsan oo dawlad yaqaana ayaa u muuqda inuu ku fashilmay ma...
Friday, March 2, 2018
-
“Faysal Cali Waraabe Lulihiisi Uu Dhameelka Laalush Ku Doonanjiray Maantana Ma Jabuuti Ayuu La Doontay”. Cali Guray
Cali Guray oo mar guddoomiye ku-xigeen saddexaad ka aha Xisbiga UCID ayaa ku eedeeyay Faysal Cali Waraabe inuu yahay nin ku nool laaluush. Sidaana wuxuu ku sheegay qoraal uu ku daahacay bartiisa Facebook-ga oo u dhignaa sidan.
...
Friday, March 2, 2018
-
Mucaaradka Jabuuti Daher Ahmed Farah (DAF) Oo Weeraray Madaxwayne Ismacil Cumar Gelle Difaacayna Ganacsade Ahmed Osman
Mucaaradka Jabuuti Daher Ahmed Farah (DAF) Oo Weeraray Madaxwayne Ismacil Cumar Gelle Difaacayna Ganacsade Ahmed Osman
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, March 2, 2018
-
Dawladda Somaliya oo Cambaaraysay Heshiiska Dp World ee Ay Wada Galeen Somaliland Iyo Imaaraadku
awlada Somaliya ayaa ka hadashay heshiiska dawlada Somaliland lagashay Shirkada Dp World ee laga leeyahay dalka imaaraadka carabta.
Heshiiskan ayaa 19% lasiiyay dalka Itoobiya, Halka Somaliland ay leedahay 30% shirkada Dp World...
Friday, March 2, 2018
-
SOLJA Oo Ka Hadashay Shaqo-ka-joojinta Lagu Sameeyay Wariyeyaal Ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay wariyeyaal tiradoodu dhan tahay 24 wariye, oo wasiirka wasaaradda warfaafintu ku sameeyay shaqo ka joojin, kadib markii ay warbaahinta lasoo hor istaageen cabasho ay muujiyeen...
Thursday, March 1, 2018
-
Faysal Cali Waraabe oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxda jabuuti Iyo Safiirka Somaliland ee Jabuuti
Faysal Cali Waraabe oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxda jabuuti Iyo Safiirka Somaliland ee Jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 1, 2018
-
Shirkadda Dp World oo Soo Bandhigtay Saamiga ay Dawladda Ethiopia Iyo Shirkadda Dp World Ku Kala Leeyihiin Dekedda Berbera.
Shirkadda DP World ayaa war saxaafadeed ay soo saartay maanta waxa ay ku shaacisay in dowlada Ethiopia ay ku leedahay saami gaadhaya 19% dekeda Berbera.
War Saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in shirkadda DP World ay leedahay...
Thursday, March 1, 2018
-
Dawlada Jabuuti oo Faysal Cali Waraabe ku Tilmaantay Shaqsi la Soo Kiraystay Meeshana Ka Saartay Inay Jabuuti Ka Xuntahay Horumarka Somaliland
Dawlada Jabuuti oo Faysal Cali Waraabe ku Tilmaantay Shaqsi la Soo Kiraystay Meeshana Ka Saartay Inay Jabuuti Ka Xuntahay Horumarka Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 1, 2018
-
Wasiirka Warfaafinta oo Fashil Dagdagi Dulhooganayo Iyo Qaar Kamida Shaqaalaha Wasaaradda oo uu Shaqadii Ka Joojiyay
Wasiirka wasaaaradda warfaafinta Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu shaqadii ka joojiyey 24 wariye oo ka hawl-gala telefishanka qaranka Somaliland.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 1, 2018
« Previous Page — Next Page »