BALIGUBADLE MEDIA
Ra’iisal wasaare Khayre oo su’aalo lagu weydiiyay shir ka furmay Washington
March 6, 2018 - Written by admin

Waxaa Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ka furmay shirka (Forum Fragility 2018) oo looga hadlayo Maareynta Dhibaatooyinka ka dhasha Nabadgalyo xumida iyo Xasilooni darada.

Shirkan oo uu soo qaban-qaabiyey Bankiga Adduunka (World Bank) ayaa waxaa diirada lagu saarayaa dejinta siyaasad la xiriirta horumarinta Nabadgelyada, si loo helo xal wax ku ool ah oo lagu kobcinayo nabadda iyo xasilloonida caalamka.

dc
Madaxa Bankiga Adduunka oo furay shirkan ayaa sheegay iney xoojinayaan taageerada la xiriirta sidii wax looga qaban lahaa iska horimaadyada iyo rabshadaha, si loo gaaro himilooyinka lagu dhameynayo saboolnimada iyo kor u qaadida nolosha guud ee bulshooyinka caalamka.

Kulankan oo lagu casuumay madax ka tirsan caalamka iyo wakiilada heyaddo caalami ah ayaa waxaa Soomaaliya uga uga qeyb galaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali khayre.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa shirkan caalamiga ah kaga jawaabay su’aalo la xiriiray talaabooyinka ay xukuumadiisu ka qaaday soo celinta xasiloonida dalka, la dagaalanka saboolnimada, musuqa iyo hagaajinta hanaanka maamulka dhaqaalaha dalka.

Waxaa lagu wadaa marka uu shirkan soo idlaado in Ra’iisul Wasaare Khayre uu kulamo gaar gaar ah la yeesho Madaxda ka qeyb galeysa shirkan, isaga oo sidoo kale kulamo la yeelan doona Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka.badan siyaasiyiinteeda lagu tilmaamo qaar cunsuriyiin ah ayaa hadda bilaabay inay laabta u qaraacdaab beelaha kale ee somaliland iyaga oo ka difaacaya kornaylka ay ka dhigeen madaxwayne beeleedka ee kornayl muuse biixi
si kastaba ha ahaatee mudadii muuse biixi kursiga fadhiyay waxa dalka ka dhacday kala qabysanaan baahsan waxaanu dalku gabi ahaantii ku jiraa xaalad xun oo nidaamkii dawladnimadu meesha ka baxday islamarkaana kornaylka iyo siyaasiyiinta beeshiisu ay sharciga ka waynyihiin
Waxaa Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ka furmay shirka (Forum Fragility 2018) oo looga hadlayo Maareynta Dhibaatooyinka ka dhasha Nabadgalyo xumida iyo Xasilooni darada.

Shirkan oo uu soo qaban-qaabiyey Bankiga Adduunka (World Bank) ayaa waxaa diirada lagu saarayaa dejinta siyaasad la xiriirta horumarinta Nabadgelyada, si loo helo xal wax ku ool ah oo lagu kobcinayo nabadda iyo xasilloonida caalamka.

Madaxa Bankiga Adduunka oo furay shirkan ayaa sheegay iney xoojinayaan taageerada la xiriirta sidii wax looga qaban lahaa iska horimaadyada iyo rabshadaha, si loo gaaro himilooyinka lagu dhameynayo saboolnimada iyo kor u qaadida nolosha guud ee bulshooyinka caalamka.

Kulankan oo lagu casuumay madax ka tirsan caalamka iyo wakiilada heyaddo caalami ah ayaa waxaa Soomaaliya uga uga qeyb galaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali khayre.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa shirkan caalamiga ah kaga jawaabay su’aalo la xiriiray talaabooyinka ay xukuumadiisu ka qaaday soo celinta xasiloonida dalka, la dagaalanka saboolnimada, musuqa iyo hagaajinta hanaanka maamulka dhaqaalaha dalka.

Waxaa lagu wadaa marka uu shirkan soo idlaado in Ra’iisul Wasaare Khayre uu kulamo gaar gaar ah la yeesho Madaxda ka qeyb galeysa shirkan, isaga oo sidoo kale kulamo la yeelan doona Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS