|
wararka
-
Shiinaha oo ku Goodiyay in uu Ka Aarsan Doono Maraykanka
Dawladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay ka baaraandagayso canshuuro ay ku soo rogto alaabada Maraykanka laga soo dhoofiyo oo qiimahoodu ku kacayo 3 bilyan oo doolar, arrintaasna ay aargoosi u noqon doonto canshuuraha uu ku dhawaaqay...
Friday, March 23, 2018
-
“Sicir-bararka In TELSOM Lagu Meeraysto Maha Hadii Wax Laga Qabaanayo Waa Qabyaalad “ Guddoomiye Faysal Cali Waraabe
“Sicir-bararka In TELSOM Lagu Meeraysto Maha Hadii Wax Laga Qabaanayo Waa Qabyaalad “ Guddoomiye Faysal Cali Waraabe"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Friday, March 23, 2018
-
Ethiopia Iyo Somaliland oo Ku Kala Aragti Duwan Heshiiskii Saddex Geesoodka ahaa ee Dekedda Berbera.
Wasiirada arrimaha dibadda Somaliland iyo gaadiidka ee Itoobiya Dr. Sacad Cali Shire iyo Axmed Shide, oo ahaa labadii wasiir ee dalalkooda u saxeexay heshiiska saddex geesoodka ah ee Berbera, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay saa...
Friday, March 23, 2018
-
Shirkada Genel Energy Oo Shaacisay Xiliga Ay Somaliland Ka Bilaabeyso Shidaal Qodista
Shirkada Genel Energy Oo Shaacisay Xiliga Ay Somaliland Ka Bilaabeyso Shidaal Qodista Shirkadda caalamiga ah ee Genel Energy ayaa sheegtay inay Somaliland ka bilaabi doonto shiidaal qodis sannadka 2019 ka.
Siday baahisay waka...
Friday, March 23, 2018
-
Jaamac Shabeel oo Ganafka Ku Dhuftay Kala Dirista Komishanka Doorashooyinka ee Xisbiga Waddani Soo Jeediyay.
Jaamac Shabeel oo Ganafka Ku Dhuftay Kala Dirista Komishanka Doorashooyinka ee Xisbiga Waddani Soo Jeediyay.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, March 23, 2018
-
Siyaasi Ismaaciil Buubaa oo Ka Digay In Laga Feejignaado Halista Ku Duugan Heshiiska Dp World
Siyaasi Ismaaciil Buubaa oo Ka Digay In Laga Feejignaado Halista Ku Duugan Heshiiska Dp World
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, March 23, 2018
-
Madaxwayne Trump Oo Badalay Lataliyihiisii Ammaanka Qaranka
Madaxweyne Donald Trump ayaa badalay lataliyihii ammaanka qaranka Maraykanka McMaster isaga oo ku badlay wasiirka difaaca ee wakhtigii madaxweyne Bush, John Bolton ninkan ayaa sidoo kale horay u soo noqday danjirihii Maraykanka ee...
Friday, March 23, 2018
-
Diyaarado Joog Hoose Ku Duulaya oo Madaafiic Ku Riday Gudaha Somaliland Iyo Cabsi Foolxun oo La Soo Darista Bulshowaynta Dalka (Daawo)
Diyaarado Joog Hoose Ku Duulaya oo Madaafiic Ku Riday Gudaha Somaliland Iyo Cabsi Foolxun oo La Soo Darista Bulshowaynta Dalka (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 22, 2018
-
Prof.Samatar oo Soo Bandhigay Saluug Weyn oo uu Ka Qabo Xukuumada Kornayl Muuse Biixi,Heshiiska DP World & Itobiya,Berbera Milatary Base Iyo Arrimo Kale oo Xasaasiya

Haweenwaynaha Ka Soo Jeeda Bariga Hargeysa oo Si Adag Uga Hadlay Aflagaadii Ku Qornayd Buuga uu Qoray Wasiir Gurri Barwaaqo.
Haweenwaynaha Ka Soo Jeeda Bariga Hargeysa oo Si Adag Uga Hadlay Aflagaadii Ku Qornayd Buuga uu Qoray Wasiir Gurri Barwaaqo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 22, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|