-
Kornayl Muuse Biixi oo Khudbad Faan U Badan U Jeediyay Labadda Gole ee Somaliland
Kornayl Muuse Biixi oo Khudbad Faan U Badan U Jeediyay Labadda Gole ee Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 25, 2018
-
War-saxaafadeed:Bangiyada Ganacsi ee Somalia & Somaliland oo midoobay
War-saxaafadeed ka soo baxay midowga Bankiyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la mideeyay guud ahaanba Bankiyada oo la sameeyay hay’ad mideysa.
War-saxaafadeed :
Waxaa dib u habayn lagu sameeyay midowga bankiyada Soomaali...
Sunday, March 25, 2018
-
Sompower oo La Daalaa Dhacaysa Fadeexado Kaga Imanaya Shirkadaha Laydhka ee Hargeysa
Shirkada Korontadda Sompower Oo Ay Ku bahoobeen in ka badan 34 Shirkadood Oo yar yar oo Dalka Si gaar gaar ah ugu Shidi jiray Laydhka Ayaa Bulshada Somaliland Waxay Uga Warameen Caqabadihii kala Duwanaa ee Ay Shirkadu Soo martay...
Sunday, March 25, 2018
-
Muuse Biixi oo Ku Sii Adkaysanaya Siyaasadiisa Laba Wajiilaynta Ah Iyo Heshiis Qarsoodiya oo La Filayo Inuu Turkiga Ku Siiyo Deked Iyo Saldhig Milatari
madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa wali ku adkaysanaya siyaasadiisa laba wajiilaynta ah ee uu kula kala socdo dalalka is khilaafsan ee jabuuti iyo imaaraadka
muuse biixi oo ay xidhiidh xididtinimo oo dhaw leeyihiin ma...
Saturday, March 24, 2018
-
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Sicir-bararka Baahsan Ee Dalka Jira
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Sicir-bararka Baahsan Ee Dalka Jira
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 24, 2018
-
Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Xabsiga Dhigtay Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo.
Guddoomiyaha gobolka Sanaag ayaa xabsiga u taxaabtay wafti uu hor-kacayo wasiiru dawlihii wasaaradda gaashaandhiga ee xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil iyo ragga kale oo ajaanib...
Saturday, March 24, 2018
-
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga La Bilaabayo Jidka Isku Xidhaya Berbera Iyo Wajaale
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay heshiiska saddex geesoodka ah ee Berbera iyo faa’iidooyinka uu u keenayo Somaliland, waxaanu sheegay in sannadkan la bilaabayo jidka isku xidha Berbera iy...
Saturday, March 24, 2018
-
Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Ku Fashilantay Maaraynta Sicir Bararka Iyo Cabsi Laga Qabo Qalalaase Dhaqaale oo Dalka Ka Dhaca
Xukuumadda uu hogaamiyo kornayl muuse biixi cabdi ayaa ku fashilantay Maaraynta iyo wax ka qabashadda sicir Bararka baahsan ee dalka ka jira.
Go'aanadii ay xukuumaddu ka soo saartay sicir Bararka ayaa gabi ahantoodba noqday...
Saturday, March 24, 2018
-
Siyaasadii iyo Boodhkii Baanka Dhexe ee somaliland wuu Fashilanyahay” Xildhibaan Siciid Gaane
Siyaasadii iyo Boodhkii Baanka Dhexe ee somaliland wuu Fashilanyahay" Xildhibaan Siciid Gaane
https://youtu.be/_Y31kylqjvI...
Saturday, March 24, 2018
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Sheegay In Xisbiga Kulmiye Lagaga Shubtay Doorashadii Madaxtooyadda
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Sheegay In Xisbiga Kulmiye Lagaga Shubtay Doorashadii Madaxtooyadda
https://youtu.be/n86fFieuTRQ...
Saturday, March 24, 2018
« Previous Page — Next Page »