BALIGUBADLE MEDIA
Xildhibaan Jaamac Riyo oo Ka Hadlay Hadalo Aflagaado U Badan oo Ka Soo yeedhay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida
March 26, 2018 - Written by admin

Abwaan Jaamac Riyo oo ka mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa sheegay in lagu qaaday weerar gacan ka hadla isaga oo jooga mid ka mida meheradaha shaaha laga cabo ee gudaha magaalada Hargeysa.

xildhibaan jaamac riyo

Xildhibaan Jaamac Riyo ayaa sidoo kale ka jawaabay hadal dhawaan uu sheegay xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Ilkacase oo ay guurtida ku wada jiraan, waxaana uu wax laga xishoodo ku tilmaamay hadalladaasi ka soo yeedhay xildhibaan Ilkacase

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS