-
Wararkii Ugu Dambeyay ee Ka Soo Baxay Deegaanka Tukaraq Iyo Udiyaar Garaw Dagaal Oo Laga Dareemayo Deegaankaasi
Wararkii Ugu Dambeyay ee Ka Soo Baxay Deegaanka Tukaraq Iyo Udiyaar Garaw Dagaal Oo Laga Dareemayo Deegaankaasi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, June 12, 2018
-
Salaantii Taariikhda Gashay ee Madaxwaynayaasha Trump iyo Kim
Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii u horreeyay ee Maraykan ah ee isaga oo xil haya la kulma hogaamiye dalka Kuuriyada Waqooyi, arrintan ayaa imanaysa ka dib markii uu kulan la qaatay Kim Jong-un, waana mid aan horray loo filay...
Tuesday, June 12, 2018
-
Wasiirka Hawlaha Guud oo Isku Shaandhayn Kooban Ku Sameeyay Qaybo Kamida Laamaha Wasaaradiisa
Wasiirka hawlaha guud dhulka iyo guryeynta Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa isku shaandhayn ku sameeyey agaasime waaxeedyada wasaaradiisa.
Ku: Dhamaan Agaasimayaasha Iyo Masuuliyiinta Hoos ku Xusan
OG: Agaasimaha Gu...
Tuesday, June 12, 2018
-
Natiijada Heshiis Ka Soo Baxay Kulankii Dhex Maray Madaxweyneyaasha Maraykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi
Ka Soo Baxay Kulankii Dhex Maray Madaxweyneyaasha Maraykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in kulanka uu la qaatay hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un uu ahaa mid wax ku ool ah o...
Tuesday, June 12, 2018
-
Shan Xisbi Siyaasadeed Oo Maanta Shahaadooyin Lagu Siiyay Muqdisho Iyo Siyaasi Salaad Cali Jeele Oo Ka Hadlay Munaasibadaasi
Shan Xisbi Siyaasadeed Oo Maanta Shahaadooyin Lagu Siiyay Muqdisho Iyo Siyaasi Salaad Cali Jeele Oo Ka Hadlay Munaasibadaasi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, June 12, 2018
-
Cali Xaraare oo Kabaha La Dulmaray Faysal Cali Wareebe Barnaamij Dhamaystirana Ku Lafa Guray Hadalkiisii (Daawo)
Cali Xaraare oo Kabaha La Dulmaray Faysal Cali Wareebe Barnaamij Dhamaystirana Ku Lafa Guray Hadalkiisii (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, June 12, 2018
-
“Calaamadaha Habeenka Khayrka Badan ee Laylatul Qadriga” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
"Calaamadaha Habeenka Khayrka Badan ee Laylatul Qadriga" Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Tuesday, June 12, 2018
-
Muuse Biixi oo Xabsiga Ka Sii Dayay Nin Maamul Goboleed Kaga Dhawaaqay Saaxil, Xabsiyadana Ku Haysta Macalimiin Iyo Culimo Reer Hargeysa ah oo Dambi Lagu Waayay
madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa xabsiga ka sii daayay nin maamul goboleedka saaxil state dalka kaga dhawaaqay islamarkaana ka soo jeeda beesha habar ee kornayl muuse biixi ka soo jeedo
muuse biixi ayaa amar k...
Monday, June 11, 2018
-
Xukuumadda Somaliland Oo Xayiraadii Ka Qaaday Telefishanka Somnews
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xayiraadii ka qaaday Telefishanka SOMNEWS oo laga mamnuucay inuu Somaliland ka dhex shaqeeyo 29kii bishii la soo dhaafay ee May, warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirk Warfaaf...
Monday, June 11, 2018
-
Maxaabiis Itoobiyaan Ah Oo Laga Sii Daayay Xabsiyada Dalka Masar Xili Uu Booqasho Ku Joogo Dalkaasi Raysal Wasaaraha Itoobiya +Tirada Maxaabiista La Sii Daayay
Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Al-sisi waxa uu cafis u fidiyey 32 Maxaabiis Ethiopian ah, kuwaasi oo sii-dayntooda lagu soo beegay Booqashadii uu Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abi Axmed ku joogay magaalladda Qaahira.
Saraak...
Monday, June 11, 2018
« Previous Page — Next Page »