-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Soo Bandhigay Sida ay Dawladda Hoose ee Hargeysa Ugu Takri Fashay Cashuurtii Bulshadda Caasimadda (Daawo)
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu eedaymo culus u soo jeediyay dawladda hoose ee Hargeysa, waxaanu sheegay inay ku takrifaleen cashuurtii dadweynaha reer Hargeysa laga qaaday
Isha...
Thursday, June 14, 2018
-
Jarmalka oo Loogu Baaqay Inay Iska Caydhiyaan Ciyaaryahanadda Ozil & Gundogan Iyo Khilaafka Jarmalka Iyo Turkiga oo Cirka Isku Shareeray
Khilaafkii ka dhashay kulankii madaxweynaha waddanka Turkey, Recep Tayyib Erdogan iyo labada ciyaartoy ee Jarmalka ah ee Mesut Ozil iyo Ilkay Gundogan, ayaa weli sare usii socda.
Laacibkii hore ee xulka Jarmalka ee Steffan Ef...
Thursday, June 14, 2018
-
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Dallada Culimada Soomaliyeed Iyo Nuxurka Dardaaranadii La Is waydaarsaday
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay dallada culimada soomaaliya ayaa fariin u diray guud ahaan culimada soomaaliyeed.
Madaxweynen Farmaajo ayaa soo bandhigay xaa...
Wednesday, June 13, 2018
-
Beesha Caalamka oo Kornayl Muuse Biixi Ku Canaanatay Cabudhinta Iyo Cagajuglaynta uu Ku Hayo Saxaafadda Iyo Muwaadiniinta
shan iyo toban hay’addood oo hogaamiya u doodida xuquuqda hadallka ee qaarada Afrika ayaa madaxweynaha somaliland ugu baaqay inuu wax ka qabto dhibaatooyinka ka taagan xoriyada saxaafada somaliland iyo ta muwaadiniinta.
B...
Wednesday, June 13, 2018
-
Hadalkii Faysal Cali Waraabe oo Galaaftay Waxbarashadii uu Jaamacadda Amoud Ka Waday Gudoomiye Ku Xigenkii XIsbiga Ucid
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga mucaaradka ah ee ucid cabdinaasir Buuni ayaa qoraal ka soo baxay jaamacadda Camuud oo uu arday ka ahaa isla markaasina ka dhigan jaray kuliyadda shareecadda laga eryay.
Qoraalka Jaamacadda...
Wednesday, June 13, 2018
-
Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo Xil Ka Xayuubis Ku Sameeyay Laba Kamid ah Taliyayaasha Ciidamadda
Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa xilkii ka qaaday laba ka mid ah taliyeyaasha ciidamada ee maamulkaasi.
wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in xilalkii laga qaaday taliyeyaashii h...
Wednesday, June 13, 2018
-
Dalalka Islaamka oo Markii Ugu Horaysay Isku Khilaafsan Curashadii Ramadaan + Maxkamadda Ugu Sarraysa Dalka Sucuudiga oo Shaacisay Maalinta La Ciidayo
Dalalka Islaamka oo Markii Ugu Horaysay Isku Khilaafsan Curashadii Ramadaan + Maxkamadda Ugu Sarraysa Dalka Sucuudiga oo Shaacisay Maalinta La Ciidayo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, June 13, 2018
-
Dawladda Puntland oo Si Adag U Beenisay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland (Daawo)
Afhayeenka maamul gobolleedka Puntland Cabdillahi Maxamed Jaamac (Quraan Jecel) ayaa waxa uu si adag u beeniyay hadal maanta ka soo yeedhay wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire.
Isha Ku Hay Baligubadl...
Wednesday, June 13, 2018
-
Sheekhul-Beledka Awdal oo baaq u diray ciidamada Puntland & Somaliland ee Tukaraq isku-horfadhiya
Sheekhul-Beledka Awdal oo baaq u diray ciidamada Puntland & Somaliland ee Tukaraq isku-horfadhiya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, June 12, 2018
-
Dhaxal Sugaha Sucuudiga oo Ku Faanay In Ay Dawlada Iiraan Cashar Ugu Dhigeen Qaarada Africa Iyo Sababaha uu Cuskaday
Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan ayaa mar kale sheegay in dowlada Iran ay uga dhamaatay ku dhex milmida dowladaha qaarada madow ee Africa.
Maxamed Bin Salmaan, waxa uu sheegay in Iran ay caqabad k...
Tuesday, June 12, 2018
« Previous Page — Next Page »