|
wararka
-
Wasiir Faratoon Oo Sheegay Inay Farriimo Gaadhsiiyeen Shirkii Madaxda Afrika
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon, ayaa sheegay inay shirkii Midowga Afrika gaadhsiiyeen farriimo ku saabsan qaddiyadda Somaliland.
Mar uu ka hadlaayey Shirka Afrika iyo qadiyada Somaliland ayaa...
Thursday, February 14, 2019
-
Dib U Milicso Fursadihii Iyo Caqabadii Madaxweyne Biixi Xilka Kula Wareegay Iyo Duruufihii Madaxdii Ka Horaysay Kala Soo Dabaalatay Somaliland
jamhuuriyada Somaliland oo xorriyadeeda dib ula soo noqotay sanadkii 1991-kii midowgii Soomaaliyeed ee lagu lugo’ay, taasi oo hadda jirtay muddo 28 sano ah, ayaa waxa hadda xilka haya Madaxweyinihii shanaad ee Somaliland soo mar...
Thursday, February 14, 2019
-
Hadaan Dhinto Aas Qaran Ha Ii Samaynina Sarkaal Ka Tirsan Ciidamadda Booliska oo Cisbitaalka Kasoo Dhex Cataabay
Gaashaanle Dhexe Jaamac Caasi oo cusbitaalka hargeysa u dhex jiifa xaalad caafimaad oo lasoo daristay ayaa farriin u diray taliyaha ciidanka booliska, waxaana uu sheegay inuu waayay waajibaadkii uu ku lahaa taliskiisii ciidanka ee...
Thursday, February 14, 2019
-
Cadaani oo Ka Hadlay Shirwaynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Iyo Hankiisa Gudoomiyaha Xisbigaas
Cadaani oo Ka Hadlay Shirwaynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Iyo Hankiisa Gudoomiyaha Xisbigaas
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 14, 2019
-
Dalladda Sondaf oo Walaac Ka Muujisay Inaanay Qabsoomayn Doorashooyinkii Golayaasha Wakiiladda Iyo Deegaanka
Dalladda Sondaf oo Walaac Ka Muujisay Inaanay Qabsoomayn Doorashooyinkii Golayaasha Wakiiladda Iyo Deegaanka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 14, 2019
-
Muuse Biixi oo Xikii Ka Qaaday Gudoomiyihii Iyo Ku Xigeenkii Gobolka Daadmadheedh
WAREEGTO MADAXWEYNE: 14/02/2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-269/022019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey gudoomiye g...
Thursday, February 14, 2019
-
Xisbiyada Mucaaradka Iyo Hay’daha Xuquuqul Iisaanka oo Walaac Ka Muujiyay Xoriyatul Qawlka Somaliland
Xisbiyada mucaaradka ah, hay'adaha xuquuqda aadanaha u dooda iyo ururrada ay ku midaysan yihiin saxafiyiintu ayaa ku eedaynaya Somaliland in ay la dirirsan tahay xorriyaddii hadalka.
"Dhawaan Boorama iyo Gebilay saxafiyiin ayaa...
Wednesday, February 13, 2019
-
Mujaahid Axmed Diyaar oo Badka Soo Dhigay Musuqmaasuqa Baahsan ee Dul Hooganaya Wasiirka Maaliyadda Sacad Cali Shire
Mujaahid Axmed Diyaar oo Badka Soo Dhigay Musuqmaasuqa Baahsan ee Dul Hooganaya Wasiirka Maaliyadda Sacad Cali Shire
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, February 13, 2019
-
DJigjiga oo Lagu Qabtay Ganacsato Alaabo Dhacay Galisay Magaaladaas
Magaalada Jigjiga ayaa lagu qabtay sharaab dhacay oo si qarsoodi ah ay ganacsato u soo galiyeen, sida ay BBC-da u sheegtay Ayaan Cabdishakuur Axmed oo ah maareeyaha wakaaladda dabagalka dawooyinka iyo cunnada.
Waxyaabaha dhac...
Wednesday, February 13, 2019
-
Xisbiga Kulmiye oo Ku Gacan Saydhay Soo Jeedin Kaga Timi Guddida Kala Reebista Axsaabta Siyaasadda
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xbisga talada dalka haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa ku gacan saydhay warqad yeedhmo ah oo ay gudida diiwaangalinta ururada siyaasada iyo asxaabta qaranku ay u yeedheen kadib markii uu dac...
Wednesday, February 13, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|