-
Madaxwayne Trump Oo Ugu Baaqay Ilhan Omar Inay Is-casisho
Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa inay is casisho ugu baaqay Ilhan Cumar oo ah xubin ka tirsan Aqalka Hoose ee Congresska Maraykanka, ka dib markii ay Isniintii raali galin ka bixisay haddalo ay qortay oo loo arkay inay dadka ...
Wednesday, February 13, 2019
-
Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Ka Digay Cabudhinta Lagu Hayo Warbaahinta Madaxa Banaan
Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa Xukuumadda u diray baaq ku waajahan Saxaafadda.
Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay Xisbiga Kulmi...
Wednesday, February 13, 2019
-
Somaliland Oo Ka Jawaabtay Dawladda Ingiriiska oo ku Dartay Liiska Dawladdaha Aanay muwaadiniin-toodu Tagi Karin.
Xukuumadda somaliland ayaa jawaab ka bixisay digniino ay dawlada ingiriisku ka soo saartay amaanka somaliland oo ay muwaadiniin-teeda uga digtay in ay tagaan magaalooyinka somaliland qaarkooda,waxaana ay somaliland tilmaamtay in a...
Wednesday, February 13, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhiggiisa Suudan Cumar Xasan Albashiir
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Dhiggiisa Dalka Sudan Cumar Xasan Albashiir ayaa la wadaagay muhiimadda ay siinayso Dowladda Soomaaliya adkeynta iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya...
Tuesday, February 12, 2019
-
Golaha Wasiirrada Dawlad Goboleedka Puntland oo La Dhaariyey
Golaha Xukuumadda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay madaxweynaha Puntland,Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dhaariyey xarunta madaxtooyadda Puntland ee magaalada Garoowe.
Dhaarinta Golaha Xukuumadda cusub ayaa waxaa goo...
Tuesday, February 12, 2019
-
Taliska AMISOM oo ka arinsanaya qorshaha ka bixitaanka Soomaaliya
Taliska ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa magaaalada Muqdisho ku leh shir soconaya muddo Afar cisho ah oo la sheegay in looga arinsanayo qorshaha ka bixitaanka ciidamada midowga Africa ee Soomaaliya.
Simon Mulo...
Tuesday, February 12, 2019
-
Ilhaan Cumar oo Raali galin Bixisay
Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa raali galin ka bixisay Twitter ay qortay oo tilmaamaya in xildhibaannada Maraykanku ay Israa'iil u taageeraan ururrada u ol...
Tuesday, February 12, 2019
-
Ciidamo Iyo Saraakiil Ka Goostay Ciidamadd Qaranka oo Ku Biiray Jabhadda Caarre Iyo Fadeexadaha Dul Hooganaya Taliye Nuux Taani
Ciidamo Iyo Saraakiil Ka Goostay Ciidamadd Qaranka oo Ku Biiray Jabhadda Caarre Iyo Fadeexadaha Dul Hooganaya Taliye Nuux Taani
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, February 12, 2019
-
Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay
Saddex masuul oo xilal wasiirnimo oo kala duwan ka soo qabtay xukuumadii Axmed-siilaanyo ayaa toddobaadkan ka degay magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya.
Warar xogogaala oo uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in sadd...
Tuesday, February 12, 2019
-
Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Oo War Ka Soo Saartay Xayiraada Wargeyska Foore
Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa lagu cambaareeyey xukun ay maxkamada gobolka Hargeysa ku riday wargeyska Foore, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:-
Xarunta Xuquuqal Insaanku ...
Tuesday, February 12, 2019
« Previous Page — Next Page »