-
Xisbiga Waddani oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland
Xisbiga Waddani oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, February 11, 2019
-
Madaxwayne Mustafe Cagjar oo Ka Qayb Galay Xuska Ciidamadda Qaranka Ethiopia
Waxaa maanta magaalada Diridhabe lagu xusay xuska maalinta Ciidamada qaranka ee Itoobiya, xuskan ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah madaxda degaanada dalka.
Haddaba xuskan ayaa waxaa hadalo kooban ka soo jeediyay m...
Monday, February 11, 2019
-
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Imtixaan ka qaadaysa Culimada Cilaajyada Dalka
Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay imtixaan ka qaadaysa Calaajyada ka hawlgala guud ahaan dalka Somaliland, gaar ahaan caasimadda Hargeysa kuwa ku yaalla oo wejiga koowaad noqon doon...
Monday, February 11, 2019
-
Darbi Jiifkii Xabsiga Lagu Guray Arin Xad Gudub Ku Ah Bani-aadamnimadda Somaliland (Daawo Barnaamij)
Darbi Jiifkii Xabsiga Lagu Guray Arin Xad Gudub Ku Ah Bani-aadamnimadda oo Somaliland Ka Dhacday (Daawo Barnaamij)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, February 11, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad Taariikhiya Ka Jeediyey Shirka Midawga Afrika Ee Ka Furmay Addis Ababa
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey shirkii midawga Afrika ee maanta ka furmay wadanka Itoobiya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbada uu jeediyey waxay u dhignayd s...
Monday, February 11, 2019
-
Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo Cabasho U Gudbisay Aqalka Sare
Wasiirka Amniga dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cabduqaadir Aadan Jeelle ayaa cabasho ka dhan ah ka bixintaan ciidamada Burundi qeybo ka mid ah deegaannada Hirshabeelle u gudbiyay Aqalka sare ee Soomaaliya.
Wasiirka ayaa ku...
Monday, February 11, 2019
-
Dawladda Soomaaliya oo Sheegtay in La Gaadhay Wakhtigii La Soo Saari Lahaa kheyraadka Dalka
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay soo saaristan iyo bandhigga kheyraadka dalka,kaddib kulan ka dhacay magaalada London.
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ...
Monday, February 11, 2019
-
Madaxwayne Danney oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiiradd Xukuumadiisa Iyo Wajiyo Ku Cusub Saaxadda.
Madaxweynaha Puntland ,Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow oo caawa ah ku dhawaaqay Liiska Golaha wasiirrada Puntland oo isugu jira wasiiro, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal.
Hoos ka akhri liiska Golaha xukuumadda...
Monday, February 11, 2019
-
Dalku Dibu Habaynbuu U Baahanyahay Dhinaca Garsoorka Ah “Jamaal Cali Xuseen”
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa si adag uga hadlay xayiraad maanta lagu soo roogay mid kamida wargeysyadda madaxa banaan ee dalka kaasoo lagu magacaabo Foore xayiraadan ayuu jamaal cali xuseen ku tilmaamay in cadaalad darro k...
Sunday, February 10, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo oo Addis Ababa Kulan Xasaasi ah Kula Qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kulan gaar ah kula yeeshay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guiteres oo ay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeyn...
Sunday, February 10, 2019
« Previous Page — Next Page »