Shirwaynihii Lixaad ee Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye oo Maanta Ka Furmay Magaaladda Boorama
February 25, 2019 - Written by admin
Shirwaynihii Lixaad ee Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Si Rasmiya Uga Furmay Magaaladda Boorama ee Caasimadda Gobolka awdal
ugu horayn waxa madasha furay islamrkaana hadal kooban ka jeediyay madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi oo kaas oo isagu sheegay in shirku maanta yahay furitaan balse ajandayaasha rasmiga ah la gali doono maalinta barri ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS