|
wararka
-
Xildhibaan Xukuumadda Kula Taliyay Inaanay Dhibaatayn Saxaafada –
Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa Xukuumadda u soo jeediyey inay ilaaliso xoriyatul qawalka, isla markaana aanay ku xad gudbin madax banaanida Saxaafadda.
Xildhibaan Xuseen Is...
Saturday, February 16, 2019
-
Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxwayne Danney
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta horgeeyay Baarlamaanka Puntland, golaha wasiirrada ee uu dhawaan soo magacaabay.
Madaxweyne Deni, ayaa Baarlamaanka ka horjeediyay khudbad uu uga dalbaday inay ansi...
Saturday, February 16, 2019
-
“Shalay Waad Tageertay Maantana Waad Ka Soo Horjeedda Fadlan Na Qanci” Maxmed Baashe Xaji Xasan Q-3-aad
“Maxaan dogob beer is idhi
Daruuro u soo sasabay
Biyuhu uga sii dareen!”
Muuse waa la doortay.Talooyin badan waa uu xambaarsanaa.Waxa ugu cuslaa barnaamijkii siyaasiga ahaa iyo ballanqaadyadii la xidhiidhey ee aannu...
Saturday, February 16, 2019
-
Xukuumadda oo Xabsiga U Taxaabtay Masuuliyiin Lagu Eedeeyay Arrimo Musuqmaasuq
Xukuumadda Muuse biixi ayaa xabsiga utaxaabtay maareeyihii hore ee madbcada qaranka Somaliland Siciid Saalax Shire iyo agaasimihii maamulka iyo lacagta ee madbacada qaranka Cabdikariin Cabdilaahi Cumar.
Masuuliyiintan ayaa ...
Saturday, February 16, 2019
-
Daawo Madaxwayne Trump oo Ku Dhawaaqay Xaalad Degdega oo Soo Wajahday Dalkiisa
Daawo Madaxwayne Trump oo Ku Dhawaaqay Xaalad Degdega oo Soo Wajahday Dalkiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, February 16, 2019
-
Xisbiga Kulmiye oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Garab Ku Dhawaaqay Hadda Is Bahaysi Cusub
Xubno Hore looga Saarey Xisbiga talada dalka Somaliland haya ee Kulmiye ayaa maanta Hargaysa kaga dhawaaqay garabka badbaadinta Dimuqraadiyada Xisbiga Kulmiye.
Masuuliyiintan oo ay kamid yihiin Jaamac Ismaaciil Cige (...
Saturday, February 16, 2019
-
Qaramadda Midoobay oo Ku Dhawaaqday 30 Milyan Dollar oo Lagu Bixiyo Nabadda Soomaaliya
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah.
Hawl-galka Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaal...
Friday, February 15, 2019
-
Daawo Ilhaan Cumar oo Su’aalo Kala Gadisan Waydiisay Masuul Madaxwayne Trump Magacaabay
Daawo Ilhaan Cumar oo Su'aalo Kala Gadisan Waydiisay Masuul Madaxwayne Trump Magacaabay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, February 15, 2019
-
Cabdi Nuur Sheekh Maxamed Isaxaaq oo Shaaciyay Inuu Iskaga Huleelay Idaacadii Afka Somaliga ee Bbc-da
Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo BBC ku biiray 1989, ayaa haatan ku jira maalmihii ugu dambeeyay ee shaqada BBC-da.
''Markii aan ku soo biiray BBC waxaa igu adkaa qalabka iyo farsamadii lagu shaqeynayey oo ka duwaneyd tii Radi...
Friday, February 15, 2019
-
Guux Iyo Sawaxan Hoose oo Laga Cabsi Qabo Inuu Isku Badalo Kacdoon Shacbi oo Ka Taagan Qaybo Kamida Caasimadda Hargeysa
madaxwaynaha somaliland ayaa dhagaha ka furaystay baaqyo kala duwan oo uga imanayay qaybaha kala duwan ee bushadda ku abtirsata caasimadda hargeysa kuwaas oo ka hadlaayay xadhiga cullimo iyo macalimiin reer hargeysa ah oo ku xidha...
Friday, February 15, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|