-
Shaqaalihii Dawladdu Waxay U Kala Fadhiyaan Beelo Mid Kamida Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo Siro Badan Kashifay
Shaqaalihii Dawladdu Waxay U Kala Fadhiyaan Beelo Mid Kamida Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo Siro Badan Kashifay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 17, 2019
-
Wasiir Ka Tirsanaa Dawladii Siilaanyo oo Ka Digay In Doorashooyinku Markale Dib U Dhacaan
Cumar Sheekh Maxamed Faarax (Cumar Yare), oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyo xilal Wasiirnimo ka soo qabtay, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khilaafka u dhexeeya Xisbiyada, Shirka Golaha Dhexe ee Xisbi...
Sunday, February 17, 2019
-
Tacriifada Ay DP World Soo Saartay Lama Qaadan Karo.”Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax “
Tacriifada Ay DP World Soo Saartay Lama Qaadan Karo."Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax "
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 17, 2019
-
Muxuu Salka ku Hayaa Muranka Diblomasi-yadeed ee Ka Dhex Curtay Kenya iyo Soomaaliya ?
Dowladda Kenya ayaa mar kaliya ku dhawaaqday in ay xiriirka Diplomasi u jirtay dowladda Soomaaliya, iyadoo u yeertay safiirkeedii ka joogay Muqdisho, halka danjiraha Soomaaliya -na ugu baaqday in uu dalkiisa dib ugu laabto.
Xir...
Sunday, February 17, 2019
-
Shirkada DP World oo Kordhisay Cahuurta Badeecadihii Ka Soo Dagi Jiray Dekeda Berbera + Intee Korodhay?
Shirkada DP World ee gacanta ku haysa maamulka Dekeda Berbera ayaa kordhisay cashuurta ay ka qaado alaabaha ka soo dega dekedaasi.
Bulshada ayaa aad isku waydiisay qaabka ay shirkada DP World u kordhisay cashuurta ay ka qaado a...
Sunday, February 17, 2019
-
Qarax Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya degmada Huriwaa ayaa sheegaya in goor uu qarax ka dhacay Ex Koontarool Balcad, waxaana la sheegay in qaraxaa lagu weeraray gaari Booyad ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan AMISOM.
Miino dhulka lagu aa...
Sunday, February 17, 2019
-
Tarsan oo Degdeg Uga Dhoofay Nairobi Iyo Xiisadda Somaliy Iyo Kenya oo Meel Xasaasi ah Maraysa
Safiirkii soomaaliya u fadhiyey magaalada Nairobi Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) ee xarunta dalka Kenya ayaa si deg deg ah uga soo baxay dalkaasi.
Danjire Tarsan ayaa ka soo baxay dalka Kenya ka dib markii dawlada Kenya ay k...
Sunday, February 17, 2019
-
EX Madaxwayne Siilaanyo oo Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya Kulan Adagna La Qaadanaya Muuse Biixi
Madaxweynihii hore ee somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Ex madaxweyne Siilaanyo oo ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxa soo dhaweeyey xubno ka mid...
Sunday, February 17, 2019
-
Sheekh Siciid Maxamed Faarax oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Saamaynta Baraha Bulshada
Sheekh Siciid Maxamed Faarax oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Saamaynta Baraha Bulshada
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, February 16, 2019
-
Jaamac Shabeel oo Badka Soo Dhigay Dhacdo Axmed Siilaanyo Ku Badbaadiyay Muuse Biixi
Jaamac Shabeel oo Badka Soo Dhigay Dhacdo Axmed Siilaanyo Ku Badbaadiyay Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, February 16, 2019
« Previous Page — Next Page »