Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Xabsiga Laga Sii Daayay
February 25, 2019 - Written by admin
Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Dambi Ku Wayday Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo kamida bahda fanka iyo suugaanta somaliland
abwaankan ayaa muddo gaadhaysa bil saa’id ku xidhnaa magaaladda hargeysa waxaanay maxkamadu saaka sheegtay inay ku wayday wax dambiya sidaas awgeedna xoriyadiisii dib loogu soo celiyo.

maaha markii koobaad ee maxkamad somaliland ahi cid ay dambi ku wayday jeelka ka sii dayso balse waxa su’aasha iswaydiinta mudani tahay maxaa keenay in qof aan dambi lahayn bilo dhan jeelka lagu haysto arintan oo gaf iyo foolxumo ku ah bahda garsoorka iyo xeer ilaalinta somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS