BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi oo Dhagaha Ka Furaystay Baaqyo Kaga Imanaya Qaar Kamida Bulshadda Caasimadda
February 24, 2019 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa dhagaha ka furaystay baaqyo isbarkan oo kaga imanayay qaar kamida bulshadda caasimadda kuwaas oo ka dalbanayay in sii daynta culimo iyo dhalinyaro reer hargeysa ah balse madaxwayne biixi ayaa u muuqda mid indhaha ka lalinaya baaqyadda ku wajahan ee maalin walba loo jeediyo.

news

dhanka kale madaxwaynaha somaliland ayaa hore uga noqday cafis uu u fidiyay Maxaabiistan isagoo aan ilaa hadda bulshadda u sheegin sababta keentay inuu ka noqdo cafiska

si kastaba ha ahaatee madaxwayne biixi ayaan ka fikirin saamaynta amni ee ay arintani ku keeni karto xukuumadiisa balse waxa hubaala in qaar kamida xukuumadiisu arintan u sakhiraan madaxwaynaha kuwaas oo xilkooda ku waayi kara marka ay xaajadu faraha ka baxdo

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS