-
Madaxwayne Biixi Gudoomiye Cirro Iyo Faysal Cali Waraabe oo Goob Fagaare ah Isku Helay
Madaxwayne Biixi Gudoomiye Cirro Iyo Faysal Cali Waraabe oo Goob Fagaare ah Isku Helay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, July 26, 2019
-
DR’S Edna Aadan Oo Ka Hadashey Qaraxii Shalay Ka Dhacay Moqdisho
DR'S Edna Aadan Oo Ka Hadashey Qaraxii Shalay Ka Dhacay Moqdisho
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, July 26, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland oo Daahfuray Shirkadda Dahabshiil Hyundai Motors
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa daahfuray mashruuc balaadhan oo shirkadda Dahabshiil Group Somaliland ku keentay baabuurta casriga ah ee ay samayso shirkadda Hyundai ee laga leeyahay waddanka koonfurta Kuur...
Thursday, July 25, 2019
-
Xog Rasmiya oo Laga Helay Ciddii Fulisay Qaraxiii Is-Miidaaminta Ee Xarunta Gobalka Banaadir
Xog hordhac ah ayaa laga helayaa ciddii ka danbeysay qarixii shalay Galab ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa is-miidaamin, kasoo dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray mas’uuliyiin fara badan.
...
Thursday, July 25, 2019
-
Danjiraha Qaramada Midoobay Ee Soomaalida oo La Filayo Inuu Kulan La Qaato Madaxwayne Biixi
Danjire James Swan oo ah ergayga uu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u magacaabay arrimaha Soomaalida iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inuu socdaalkiisii u horeeyay ku yimaado caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
...
Thursday, July 25, 2019
-
Dhaawaca Gudoomiye Yariiisow Oo Dibadda Loo Qaaday
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisoow oo dhaawac culus uu kasoo gaadhey weerarkii Ismiidaamin ee shaley lala eegtey Xafiiskiisa gobolka Banaadir ayaa saaka asaga iyo Xubnaha kale Maamulkiisa ee dhawacyad...
Thursday, July 25, 2019
-
Ergayga Qaramadda Midoobay ee Somaliya oo Ka Hadlay Qaraxii Lala Beefsaday Xarunta Dawladda Hoose ee Muqdisho
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa war ka soo saaray qaraxii khasaaraha badan dhaliyey ee shalay gelinkii dambe ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.
War ...
Thursday, July 25, 2019
-
“Habarjeclo iyo Sacad muuse sidii ayay u wada socdaan Waayo jeegaan baa la isku dhahaa dalkana inagaa Haysana ” Xoghayaha Golaha Wakiilada oo qabyaalad ku waabariistay
"Habarjeclo iyo Sacad muuse sidii ayay u wada socdaan Waayo jeegaan baa la isku dhahaa dalkana inagaa Haysana " Xoghayaha Golaha Wakiilada oo qabyaalad ku waabariistay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 24, 2019
-
Cabdiraxmaan Cirro oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arrimaha Doorashadda
Cabdiraxmaan Cirro oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arrimaha Doorashadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 24, 2019
-
Magacyada Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo La Sheegay In Amar Madaxweyne Lagu Xidhay
Afar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka ee Gabiilay ayaa la xidhay kadib markii lagu wargaliyay in madaxweynuhu uu soo bixiyay amar lagu xidhaayo, sida ay warbaahinta la wadaageen.
Xildhibaanadan ayaa u ololaynaayay inay ...
Wednesday, July 24, 2019
« Previous Page — Next Page »