BALIGUBADLE MEDIA
Nuux Taani oo Xabsiga Dhigay Taliyihii Guutadda 31 aad ee Ciidamadda Qaranka Gaashaanle Sarre Doolaal
August 6, 2019 - Written by admin

Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland Nuux ismaaciil Taani ayaa xarunta miiska saraakiisha ee ciidanka qaranka ku xidhay Taliyihii Guutadda 31 aad ee Ciidamadda Qaranka Gaashaanle Sarre Ismaaciil Faarax Cawaale Doolaal kaas oo haystay ciidamadda jiida hore ee gobolka sool

IMG_392D72-EFF695-DE9789-A53B51-8A6BE1-88EFDD

lama garanayo sababta keentay xadhigooda balse wararka qaar ayaa sheegaya in taliye nuux muddooyinkii u dambeeyay cadaadis khaas ah ku hayay sarkaalkan

talaabadan uu qaaday taliye nuux taani ayaan la garan karin waxa ka dhalan kara

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS