-
Madaxweyne Biixi Oo 3 Sano Oo Uu Xilka Hayay Wasaaradaha Qorshaynta & Biyaha Mid Walba U Magacaabay Afar Agaasime
Kala Fogaanshaha Muddada Uu Xilka Hayay Iyo Tirada Agaasimayaasha Guud Ee Uu Bedelay
Hargeysa (BGM): – Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Toddobaadkan xil ka qaadis iyo isku beddel kooban ku sameeyay qaar ka mid ah a...
Wednesday, October 28, 2020
-
Imaaraadka Oo Shuruudo Ku Soo Rogay Dadka U Safraya Dalkiisa Ee Ka Tagaya Dalal Somaliland Ka Mid Tahay
Hargeysa(BGM): – Dalka Imaaraadka Carabta ayaa shalay soo saaray shuruudo kala duwan oo uu ku soo rogay dadka booqashada iyo shaqooyinka u tagaya dalkaas ee ka imanaya dalalka dunida iyo weliba kuwa u gudbaya dalal kale ee Imaar...
Wednesday, October 28, 2020
-
Safiirka Shiinaha U Fadhiya Muqdisho Oo Kordhiyey Farriimaha Adag Ee Uu Warbaahinta U Mariyo Taiwan Oo Xafiis Ku Leh Somaliland
Hargeysa(BGM):– Dawladda Shiinaha ayaa sii wadda Farriimaha adag ee Hawada u marinayso Taiwan, tan iyo markii ay xidhiidhka diblumaasiyadeed la samaysatay Jamhuuriyadda Somaliland.
Safiirka Magaalada Muqdisho ee Caasimadd...
Wednesday, October 28, 2020
-
Xildhibaannada Cusub Ee Hirshabeelle Oo Lagu Xirdhay Lacag Sii Loo Siiyo Kaarka Aqoonsiga
Hargeysa(BGM):- Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in guddiga farsamada ku xireen Xildhibaannada cusub ee lagu dhawaaqay in ay bixiyaan lacag si loo siiyo kaarka aqoon...
Wednesday, October 28, 2020
-
Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Sababta Loo Masaafuriyey Abuukar Qaad-Diid
Hargeysa(BGM):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Jiidhe ayaa sheegay in Qaad-diid uu sifo qaldan ku soo galay magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool.
Gudoomiyaha oo war saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu s...
Wednesday, October 28, 2020
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Xilka La Wareegay
Hargeysa(BGM):- Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaarradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Gen Mukhtaar Xusseen Afrax iyo Wasiirk...
Wednesday, October 28, 2020
-
Sompower oo Munaasibad Hadhimo Sharafeed Iyo Wareejin Agab Ciyaareed Iskugu Jirta U Samaysay Xulka Gobolka Hawd
Shirkadda Korontadda ee Sompower ayaa Maanta hotelka Nomad Caffe Ee Magaaladda Hargeysa Xaflad Iskugu Jirta Hadhimo Sharafeed iyo Ku Wareejin Agab Ciyaareed U Samaysay Xulka Gobolka Hawd
Munaasibadan oo ahayd mid si heersare ah...
Tuesday, October 27, 2020
-
Shirkadda Korontadda Som Power oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuustay Xulka Gobolka Hawd + Agab Ciyaareed oo Ay Ku Wareejisay.
Shirkadda Korontadda Som Power oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuustay Xulka Gobolka Hawd + Agab Ciyaareed oo Ay Ku Wareejisay.
https://youtu.be/KHXETpsO9P0...
Tuesday, October 27, 2020
-
Daawo:- Mamulka dawlada hoose hargeysa oo kulan la qaatay banigiyada sameeya maalgalinta
Mamulka dawlada hoose hargeysa oo kulan la qaatay banigiyada sameeya maalgalinta
https://youtu.be/oYsuKoGLzB8
...
Tuesday, October 27, 2020
-
Daawo:- “isagu caafis bu haystaye hargeysa waxa jooga qaar aan la cafin”ugaas cabdirasaaq koosar
“isagu caafis bu haystaye hargeysa waxa jooga qaar aan la cafin”ugaas cabdirasaaq koosar
https://youtu.be/GkCcqZN6GfY
...
Tuesday, October 27, 2020
« Previous Page — Next Page »