-
Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo Qabsoomay iyo Go’aamada ka soo Baxay
Nuxurka khudbad Madaxweynaha Qaranku ka jeediyey daah-furka Shirka + digniinta Qaramada Midoobay uu u diray
Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE ee haya talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka qabsoomay magaala...
Wednesday, October 28, 2020
-
Madaxwayne Biixi oo Soo Xidhay Shirka 7-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye
Madaxwayne Biixi oo Soo Xidhay Shirka 7-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, October 28, 2020
-
Xildhibaan Wadka oo U Mahad Celiyay Xubnaha Golaha Dhexe ee Marlabaad U Doortay Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Kulmiye
Xildhibaan Wadka oo U Mahad Celiyay Xubnaha Golaha Dhexe ee Marlabaad U Doortay Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, October 28, 2020
-
Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad ee Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye
Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad ee Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, October 28, 2020
-
Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Xukuumadii Siilaanyo Samsam Cabdi Aadan oo Ka Hadashay Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye
Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Xukuumadii Siilaanyo Samsam Cabdi Aadan oo Ka Hadashay Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, October 28, 2020
-
Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Ah Ee Waddani Oo Waxba Kama Jiran Ku Tilmimay Dagaalka Isga Iyo Wasiir Siciid Sulub
Hargeysa(BGM):- Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga waddani ahna xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada cabdiqadir xaaji ismaaciil jirde
Gudoomiyaha oo shabkada caalimiga ah ee baligubadle la xidhiidhay ayaa sheegay in...
Wednesday, October 28, 2020
-
DEG DEG:- Guddoomiye Farxaan Aadan Haybe Oo Sheegay In Laga Helay Covid 19.
Hargeysa(BGM):- Guddoomiye Farxaan Aadan Haybe ayaa Sheegay In Laga Helay Covid 19 gudoomiyaha ayaa qoraal uu ku baahiyey barta Facbuugiisa waxanu u dhigna sidan.
"Shalay ayaan waxoogaa qufac ah yeeshay si aan isu hubiyo ...
Wednesday, October 28, 2020
-
Muxuu Darna Kulanka Dhex Maray Waftigii Somaliland Ee Ku Sugana Dalka Uganda Iyo Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya
Hargeysa(BGM):-Waftigii ka socday Somaliland ee maalmihii Udanbeeyay ku sugnaa dalka Uganda oo ay kaga qaybgalayeen Munaasibad lagu daahfuray Warshada sonkorta oo Ay dalka Uganda ka hirgalisay ganacsato Aamina oo kasoo jeeda S...
Wednesday, October 28, 2020
-
Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Oo Furmay Iyo Labadii GoboL Ee Ugu Horeyey Ciyaaraha Oo Barbaro Ku Dhamaatay
Hargeysa(BGM):- Waxa maanta goraan kubad cagta hargeysa ka furamay tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland oo sanaadkiiba mar la qaabto.
Balse aan la qaaban saddex sano ayaa maanta waxa lagu furay gobolada hawd iyo buhoodl...
Wednesday, October 28, 2020
-
Fanaanka Qamar Sudaani Oo Saaka La Horkeenay Maxkamada Gobolka Saaxil
Hargeysa(BGM):- Maxkamada Gobolka Saaxil oo saaka Dhagaysatay Eeda Loo Haysto Fanaanka Qamar Sudaani
Fanaanka Qamar Soogaani Oo Saaka La Hor Keenay Maxkamada Gobolka Saaxil Ayaa Loo Diray 7 Cisho Oo Rumaana Kadib Markii Eedah...
Wednesday, October 28, 2020
« Previous Page — Next Page »