|
wararka
-
Minnesota Waxay Tirineysaa 20 Dhimasho Kale Oo Ka Timid COVID-19
Hargeysa(BGM):- 20 ayaa ku darsantay inta u dhintay COVID-19 ee reer Minnesota dadka dhintay ee la soo wariye waxay u badnaayeen muwaadanniin waayeel ah. Shan ka mid ahna da’doodu waxay ka badnayd 70tan, siddeed kalena waxay aha...
Tuesday, October 27, 2020
-
Midowga Afrika Iyo Midowga Yurub Oo Xoojiyay In La Ixtiraamo Madax-Bannaanida Soomaaliya
Hargeysa(BGM):- Midowga Afrika iyo midowga Yurub oo yeeshay kulankooda sanadlaha ah ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya, madax-bannaanideeda siyaasadeed iyo madax-bannaanida d...
Tuesday, October 27, 2020
-
James Swan Oo Gaaray Xarunta Dowlad Gobolleedka Galmudug Ee Dhuusa-Mareeb
Hargeysa(BGM):- xarunta dowlad gobolleedka Galmudug ee Dhuusa-Mareeb waxaa gaaray wakiilka Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James swan iyo wafdi uu horkacyo.
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ku soo dhaw...
Tuesday, October 27, 2020
-
Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Fanaanka Qamar Suugaani Oo Muqdisho Ka Soo Laabtay
Hargeysa(BGM):- Xukuumadda Soomaaliland ayaa la sheegay in ay xabsiga u taxaabtay Fanaanka Qamar Suugaani oo ka mid ah fanaaniinta somaliland.
Fanaankan ayaa in dhaweyd safar ku joogay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadd...
Monday, October 26, 2020
-
Daawo:- Xoghayaha Fuliinta Dawlada Hoose Hargeysa Oo Fariin U Diray Shirkadaha Ku Xaysiista Garoonka Kubada
Xoghayaha Fuliinta Dawlada Hoose Hargeysa Oo Fariin U Diray Shirkadaha Ku Xaysiista Garoonka Kubada
https://www.youtube.com/watch?v=mkfk28zVX7c
...
Monday, October 26, 2020
-
‘Wasiiradeenu Mid Waliba Wuxu Wata Gaadhi Qiimihiisu Yahay: 80,000$ Dollar”Afhayeenka Xisbiga Wadddani.
Hargeysa(BGM) Afahayeenka xisbiga waddani ayaa ka hadlay maru uu ka qayb galay munasibad ay arday ku qalin jabinaysay ayaa ka sheegay munasibada in wasaarada xukuumada ka tirsani watan gaawadhi ay qiimahoodu aad u sarayo hadalka a...
Monday, October 26, 2020
-
Waftigii Somaliland Ka Socday Eek U Sugan Dalka Uganda Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Barlamaanka Uganda
Hargeysa(BGM):- Waftigii Somaliland kasocday Ee ku Sugnaa Dalka Uganda ee uu Hogaaminayay Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha wakiilada Ahmed yaasiin ayaanle, Kulan LanYeedhay Haweenayada Gudoomiyaha Ka Ah Baatalamaanka Wadanakaas...
Monday, October 26, 2020
-
Ra’iisal Wasaare Wasaaraha Somaliya Oo La Kulmay Ururada Saxaafadda
Hargeysa(BGM):- Ra'iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Ururada Saxaafadda ee dalka.
Maxamed Ibraahim Macalimuu, Xoghayaha Guud ee Isutagga Suxufiyiinta Soom...
Monday, October 26, 2020
-
Somaliland Oo Shaacisay Inay Hakisay Shaqooyinkii Hay’adda UN-Ka Ka Hayeen Degaanadeeda
Hargeysa(BGM):- Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay inay hakisay dhammaan barnaamijyadii iyo qorshayaashii shaqo ee hay’addaha Qaramada Midoobay ka wadeen degaanadeeda.
Wasaaradda Qorshaynta & Horumarinta Somaliland, ayaa...
Monday, October 26, 2020
-
Kiisaska Cusub Ee COVID-19 Ayaa Sii Kordhay Sida Ay Sheegtay Waaxda Caafimaadka Ee Minnesota
Hargeysa(BGM):- Bukaannada cusub ee COVID-19 ayaa weli si aad ah u sii kordhaaya, sida ku cad tirooyinka ay soo saartay Jimcihii Waaxda Caafimaadka ee Minnesota (MDH).
Saraakiisha caafimaadka ayaa shalay sheegay in 1,721 bu...
Monday, October 26, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|