BALIGUBADLE MEDIA
Deg Deg :- Xulka Gobolka Hawd Oo Semi-Final Ka U Gudbay
November 8, 2020 - Written by admin1

Hargeysa(BGM):- xulka gobolka hawd ayaa u gudbay wareeg afar afarta ama semi final ciyaartu la laaha xulka gobolka badhan.

Ciyaartan ayaa gashay barbar dhac hal iyo hal waxa lagu daray sida cadada ahayd 30mirir oo dheeri ah balse waxa gool ah labada xul may ku keenin balse  Waxnay gashay rikoodhayal waxanay Xulka gobolka badhan wuxuu laatay 5lag waxa  uu dhaliyey 3lag halka 2lag aanu dhalin

Sidoo kale gobolka hawd wuxuu laatay 5lag waxa uu dhaliyey 4lag halka 1lag aanu dhalin sidan waxay guushu raacday gobolka haw doo u gudbay wareega afar farta ama semi-final

Isha ku hay Baligubadlemedia

COMMENTS