-
Guddida Beelaha Gerxajis oo Eedaymo U Jeediyay Madaxwayne Biixi.
Guddida Beelaha Gerxajis oo Eedaymo U Jeediyay Madaxwayne Biixi
https://youtu.be/A_cXRpiPs08...
Saturday, April 17, 2021
-
Musharax Xariir Xirsi Adar OO Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaano Hoos Yimaadda Gobolka Hawd.
Musharax Xariir Xirsi Adar OO Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaano Hoos Yimaadda Gobolka Hawd.
https://youtu.be/mjrcG1uIN2w...
Saturday, April 17, 2021
-
Muqdisho Koox Hubaysan oo Dil U Gaysatay Gudoomiye Degmo.
Guddoomiyihii degmada Xamar Jajab ayaa goor dhawayd lagu dilay xaafada Sarkuusta ee deegaanka Garasbaaley.
Wararka ayaa sheegaya in rag hubeysan ay ka dambeeyeen dilkan oo guriga uu halkaas ka deganaa ugu galeen.
Isha Ku Hay...
Saturday, April 17, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay Degmada Xudun ee Gobolka Sool
Madaxweynaha Somaliland oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay Degmada Xudun ee Gobolka Sool
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 17, 2021
-
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Xadhiga Kornayl Doolaal.
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Xadhiga Kornayl Doolaal.
https://youtu.be/x-S4hZrRwpQ...
Friday, April 16, 2021
-
Komishanka oo saddexda Xisbi u qaybiyey Astaamaha Murrashaxiintooda Wakiillada iyo Deegaanka.
Komishanka doorashooyinka Somaliland, waxa ay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama astaantii musharraxiinta golaha wakiiladda iyo deeganka.
Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xisbigiiba 20 astamood leeyah...
Friday, April 16, 2021
-
Guddoomiyaha Ururka Online-ka Somaliland Ee SOMA Oo Shacabka Iyo Bahda Saxaafadda Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
Guddoomiyaha Ururka Online-ka Somaliland Ee #SOMA Oo Shacabka Iyo Bahda Saxaafadda Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.
“Waxaan rabi uga rajaynayaa shacabka Somaliland, bahda Saxaafadda Online-ka iy...
Wednesday, April 14, 2021
-
Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Mowqifkiisa La Xidhiidha Xeerka Furista Ururrada Siyaasadda
Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa guud ahaan bulshada Islaamka, gaar ahaan shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey curashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo xal...
Wednesday, April 14, 2021
-
“Somaliland waa albaabka (irrida) Taiwan ay ka gali lahayd Afrika”
“Somaliland waa albaabka (irrida) Taiwan ay ka gali lahayd Afrika"
Somaliland iyo Taiwan: laba dhul oo saxiibo kooban leh lakiin midba midka kale leeyahay
Somaliland iyo Taiwan waa laba dhul oo leh dowlado si buuxda u sh...
Wednesday, April 14, 2021
-
“Waxaan rabaa inaan iftiimin ku sameeyo arinta xisbiga Waddani mucaaridada ka raadiyay” Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni
"Waxaan rabaa inaan iftiimin ku sameeyo arinta xisbiga Waddani mucaaridada ka raadiyay"
Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni, ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyey qoraal, uu qoray Af-hayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaama...
Monday, April 12, 2021
« Previous Page — Next Page »