|
wararka
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ballaadhan Oo Ka Socday Dalka Qadar.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaadhan oo safar shaqo ku yimi dalka Somaliland, kana socday dalka Qadar oo uu hoggaaminayo Ergayga gaarka ah ee Ra’...
Sunday, May 2, 2021
-
Khasaaraha Ka Dhashay Raxmaadkii Maanta Ka Da’ay Hargeysa.
Khasaaraha ka dhashay daadadkii iyo roobkii maanta ka da'ay Hargaysa iyo tirada Gaadiidkii uu qaaday , guryihii uu gudaha u galay oo Ciidanka Dab-demisku ka hawl-galeen.
1. Tirada dadka laga soo badbaadiyay Daadadka : 172 ...
Saturday, May 1, 2021
-
Cali Gurey Oo Saadaaliyay Sida Xisbiyaddu U Kala Helayaan Kuraasta Baarlamanka ee Goboladda Dalka.
Saadaasha Xildhibaannda Ku Soo Bixi Doona Doorashada 31 Bisha May
Waxa qoray Cali Gurey
AWDAL 13 KURSI
Kulmiye 6
Mucaaridka 7
MAROODIJEEX- 20 KURSI
Kulmiye 10
Mucaaridka 10
SAAXIL-10 KURSI
Kulmiye 5
Mucaaridka. 5...
Saturday, May 1, 2021
-
Madaxwayne Biixi oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Ardaydii Ku Guulaystay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Abaalmarinno Qaali Ah Guddoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Sare Ka Galay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ee Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.
--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Mu...
Saturday, May 1, 2021
-
Wargeyska New York Times oo Warbixin Ka Diyaariyay Madaxwayne Farmaajo.
Wargeyska New York Times Oo Kashifay In Farmaajo In Ku Fashilmay Hoggaaminta Jaalliyaddii Ku Noolayd Magaaladdii Uu Kaga Noolaa Mareykanka.
Warbixin dheer oo Wargeyska New York Times, ka qoray Madaxweynaha Somalia Maxamed C...
Saturday, May 1, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Kormeer Indho-Indhayn Ah Ku Tegay Dhismaha Iyo Casriyeynta Lagu Sameeyey Dekedda Berbera.
Berbera (BGM) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo maanta ku gaadhay Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil, ayaa kormeeray Mashruuca dhismaha Dekedda cusub ee dhisayso Shirkadda DP W...
Wednesday, April 28, 2021
-
Puntland oo Shuruud Ku Xidhay Ka Qayb galka Shirka uu Farmaajo Ku Baaqay
Puntland oo shuruud ku xidhay ka qayb galka shirka uu Farmaajo ku baaqay
Khudbaddii uu xalay jeediyay madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga falceliyay mucaaradka iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka.
...
Wednesday, April 28, 2021
-
Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Musharaxiin Ay Xidhxidheen Iyo Qaar Ay Ku Daba Jiraan.
Booliska Somaliland ayaa sheegay in laba musharrax oo dumar ah oo u tartamaya doorashada isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Deegaanka ay u hayaan Waaran Maxkamaddeed oo qabasho ah.
Labadan musharrax ayaa kala ah:
1- Ku...
Wednesday, April 28, 2021
-
Madaxwayne Farmaajo oo Ka Laabtay Muddo Kordhintii Loo Sameeyay
Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi maxamed Farmaajo Ayaa shir jaraaid oo uu goordhawayd ku qabtay xarunta villa Somaliya ku sheegay inuu dib baarlamanka Somaliya Ugu celinayo sidii loo aadi lahaa qabsoo...
Tuesday, April 27, 2021
-
Raysal Wasaaraha Somaliya oo Soo Saaray Qodobo Gogol Xaadh U Ah Xal U Helida Doorashooyinka.
Raysal Wasaaraha Somalia Oo Soo Saaray War cusub oo sideed qodob ka kooban.
War-murtiyeedkan, waxa uu u dhignaa sidan:
"Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida loo qabo in xal deg deg ah laga...
Tuesday, April 27, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|