|
wararka
-
SOHASCO oo Soo Afmeertay Tobobar ay U Qabatay 160 Dhalinyaro ah
Hay'adda waddaniga ah ee Sohasco Org ayaa si rasmi ah ugu soo afmeermay 160 dhallinyar ah kuwaasi oo 100 ka mid ahlagu tababbarrayey #Shaqo_carbinta (Employability and life skills), halka 60 danka kale oo waheen ahaa barayey xirfa...
Tuesday, July 6, 2021
-
Xukuumadda Somaliland Oo Koronto Ku Xidhaysa Garoonka Hargeysa Stadium.
Xukuumadda Somaliland oo Laydh ku xidhaysa Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Studuim, kaas oo aan hore lahayd Laydh sahlayey in Habeenkii lagu ciyaaro.
Guddida Qandaraasyada Qaranka, ayaa shaacisay Tartan loo gelinayo Laydh ku...
Saturday, July 3, 2021
-
Kulmiye Lagama Adkaan Doorashooyinkii Isa Saarnaa Marka Loo Eego Codadka Bulshaddu Bixisay.
Qoraalkan waxa igu kalliifey markii waraysi aan siiyey MMTV 29.06.2021, lana sii daayey xalay 01.07.2021 laga reebay ujeeddadii aan ka lahaa, waayo qofku marka uu waraysi bixinayo ujeeddo ayuu ka leeyahay, tas oo ah in uu xog ama ...
Saturday, July 3, 2021
-
Wasiir Hore Oo Noqday Adhiile Oo Sheegay In Lacagta Uu Ka Helay Dhoofinta Xoolaha Aanu Siyaasadda Ka Helin 30 Sanno Ee Uu Ku Jiray
Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo), oo Xukuumaddii Siillaanyo soo noqday Wasiirka Qorsheynta Qaranka ee Somaliland, ayaa sheegay inuu yar nastay Siyaasaddii oo uu u baydhay dhinaca ka ganacsiga xoolaha oo uu wakhtigan u dhoofiyo dalalk...
Saturday, July 3, 2021
-
Sugida Amniga Gudaha Iyo Cashuurta Muwaadinka
Sugida Amniga Gudaha Iyo Cashuurta Muwaadinka
https://youtu.be/q_OlfnpRhJI...
Wednesday, June 30, 2021
-
Doorka Cashuurtu Ka Qaadatay Qabsoomida Doorashooyinka.
Doorka Cashuurtu Ka Qaadatay Qabsoomida Doorashooyinka
https://youtu.be/UrlxAfyjD7E...
Wednesday, June 30, 2021
-
4 arrimood Oo Ka Dhalan Kara Soo Laabashada Jabhadda Tigreega.
Dagaalka Ethiopia saaka socda iyo arrimaha dhici kara
Possible Scenario
1. In Ciidanka TPLF ay kusoo durkaan dhinaca magaalada Addis Ababa, taas macheheeda yahay in tariikhii 1991 dib usoo noqotay, inkstoo ay xulafadii EPRDF I...
Tuesday, June 29, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loo Qabtay Ururka Xeeldheerayaasha Caafimaadka Ee SAHA.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay ururka SAHA (Somalilander American Health Association) oo ay ku midoobeen muwaadiniinta reer Somaliland ee ku x...
Tuesday, June 29, 2021
-
Xildibaan Cumar Jaamac Oo U Sharaxan Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Oo Fariin U Diray Madaxwayne Biixi.
Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax oo ka mid ah Mudaneyaasha cusub ee Golaha Wakiillada, isla markaana ah Xubinta Isbahaysiga Mucaaradku u qorsheeyeen inuu noqdo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada, ayaa rejo ka muujiy...
Tuesday, June 29, 2021
-
Golaha Wakiiladda Ee Cusub Wax Ka Beddel Maku Samayn Karaan Xeerka Furista Ururadda Ee Golaha Guurtidu Ansixiyay?
Marshuca sharci ee labada gole ee Baarlamaanku isku raacaan, waxa Madaxwyanaha uu awood u leeyahay:
1. Inuu saxeexo oo ku soo saaro Faafinta Rasmiga ah 21 maalmood gudohood. Waxa uu dhaqangal noqonayaa 30 maalmood kadib.
2. ...
Sunday, June 27, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|