|
wararka
-
Loolanka Shirgudoonka Iyo Xisbiga Kulmiye.
Bam siyaasaddeed aan weli laga furin Biinka ayaa dhex yaalla kulmiye, haddii uu qarxo waxa dhici karta in Xubnaha Kulmiye ka soo baxay iyo kuwa Mucaaradka ee dhankooda u jan-jeedhaa kala yaacaan.
Arrintani waxay dhici karta...
Monday, July 12, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xidhitaanka Dufcaddii Saddexaad Ee Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta u soo xidhay dufcaddii saddexaad ee barnaamijka carbiska shaqo qaran oo ku jiray xarunta dugsiga tababarka ee Dararweyne oo dhinaca waqooyi-barri kaga be...
Monday, July 12, 2021
-
Biriijka Wayn Ee Hargeysa Oo Halis Ugu Jira Inuu Dumo Iyo Shacabka Oo Dhagaxaan Ku Guraya.
Biriijka Wayn Ee Hargeysa Oo Halis Ugu Jira Inuu Dumo Iyo Shacabka Oo Dhagaxaan Ku Guraya.
https://youtu.be/qqkfHgUv4vE...
Saturday, July 10, 2021
-
Raysal-wasaare Rooble Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Jubaland.
Raysal-wasaare Rooble Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Jubaland.
https://youtu.be/LsQp_VrgZRw...
Saturday, July 10, 2021
-
Xeeladdaha Kulmiye Ku Doonayo Shir-Guddoonka, Caqabadaha Horyaalla Oo Seejin Kara Inuu Ku Guuleysto Iyo Kaadhadhka Siyaasaddeed Ee Uu Ciyaarayo Oo Isu Qaban La’
Xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye iyo Xukuumaddiisa, ayaa weli ku hawlan xeeladdo iyo farsamooyin siyaasaddeed oo ay ku doonayaan in ay ku hantaan Shirguddoonka golaha Wakiillada, iyaga oo si gaar ah geed dheer iyo mid gaa...
Saturday, July 10, 2021
-
Anigu Diyaarbaan U Ahay Inaan Saddexda Doorashaba U Tartamo Ee Ninkii Wax Isla Hayaa Banaanka Ha Iskeeno” Gudoomiye Cirro”
“Dalka waxaa ku soo socda 3 doorasho oo kale, doorashada 1aad waa doorashadii golaha guurtida oo ah inay ku qabsoonto sanad gudihii oo ka bilaabmaya 31-may, doorashada labaadna waa doorashada madaxtooyada oo iyaduna ku beegan 13...
Friday, July 9, 2021
-
Xildhibaan Xayir Oo U Tanaasulay Cumar Jaamac
Xildhibaan Maxamuud Xayir, oo ka mid ahaa xilhdibaanada loolanka ugu jira Shirguddoonka Wakiillada Somaliland gaar ahaana guddoomiye ku-xigeenka koobaad ayaa maanta u tanaasulay xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, oo isbahaysiga Mucaa...
Friday, July 9, 2021
-
Maxkamadda Sarre Oo Ku Dhawaaqay Natiijadda Rasmiga ah ee Doorashadii Deegaanka Iyo Wakiiladda Somaliland
Maxkamadda Sare ahna Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL oo maanta soo saartay natiijadii rasmiga ahayd ee doorashadii golaha Wakiillada JSL.
Hoos ka akhriso qaraarka Maxkamadda, liiska lixda (6) gobol murashaxiintooda soo baxay iy...
Wednesday, July 7, 2021
-
Daraasad Laga Sameeyey tayada Biyaha Hargeysa
Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxay furtay Sheybaadhka Hubinta Tayada Biyaha ee Hargeysa, kaas oo ujeeddada laga lahaa ay ahayd sidii loo hubin lahaa in magaalada Hargeysa hesho biyo nadiif ah oo ku haboon in dadku ay cabaan .
...
Wednesday, July 7, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Oday Muuse Dalab Iyo Ganacsade Maxamuud Qaalib.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu ku booqday Gurigiisa oday Muuse Xirsi Abokor (Muuse Dalab) oo ka mid ah Odayaasha waaweyn ee dalka.
Lama sheegin ujeeddada ay daaranayd booqashadan, balse booq...
Tuesday, July 6, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|