BALIGUBADLE MEDIA
Loolanka Shirgudoonka Iyo Xisbiga Kulmiye.
July 12, 2021 - Written by Ahmed ALI

Bam siyaasaddeed aan weli laga furin Biinka ayaa dhex yaalla kulmiye, haddii uu qarxo waxa dhici karta in Xubnaha Kulmiye ka soo baxay iyo kuwa Mucaaradka ee dhankooda u jan-jeedhaa kala yaacaan.

Arrintani waxay dhici kartaa Marka Kulmiye ku dhawaaqo cidda uu u wato Kuxigeennada koowaad iyo Labaad ee Golaha Wakiillada, waxaanay saameyn ku yeelan kartaa Doorashada Shirguddoonka, gaar ahaan Faratoon.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS