|
wararka
-
Xukuumadda Xilkii ka Qaaday Caaqil Reer Togdheer ah
Wasaarada arimaha Gudaha ayaa sheegtay inay xilkii ka qaaday Caaqil Nuur xaaji cabdilaahi Heetiye oo ka mid ahaa Cuqaasha Gobolka Togdheer.
Caaqilka ayaa dhawaan ka qayb galay caleemo Saar aanay Xukuumaddu ogolayn oo ka dhacay ...
Tuesday, July 27, 2021
-
Faratoon Marar Badanbuu Somaliland U Hiiliyay “Wasiirka Caafimaadka”
Faratoon Marar Badanbuu Somaliland U Hiiliyay "Wasiirka Caafimaadka"
https://youtu.be/G0orshyPhDk...
Friday, July 23, 2021
-
Deg-deg Raysal Wasaare Rooble Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay.
Deg-deg Raysal Wasaare Rooble Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay.
https://youtu.be/HAapJ0KXDEs...
Friday, July 23, 2021
-
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Been Ka Sheegay Sheekhul Baladka Boorama Iyo Sheekha Oo Ka Jawaabay
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Been Ka Sheegay Sheekhul Baladka Boorama Iyo Sheekha Oo Ka Jawaabay
https://youtu.be/cgCAHK4DkI4...
Friday, July 23, 2021
-
“Somaliland kuma baaba’ayso gudoomiyinimada uu Cabdirisaaq khaliif ka noqdo golaha wakiilada Somaliland; mana baabi’in karto Somaliland shakhsi iyo kooxi toona” Cali Kubad
"Somaliland kuma baaba'ayso gudoomiyinimada uu Cabdirisaaq khaliif ka noqdo golaha wakiilada Somaliland; mana baabi'in karto Somaliland shakhsi iyo kooxi toona" Cali Kubad
"Hadalada qaarkood dadka aan siyaasada si fiican u dhug...
Wednesday, July 21, 2021
-
Xidhibaan Faratoon Iyo Xildhibaano Kale Oo Booqday Ex Madaxwayne Siilaanyo.
Xildhibaanno ka tirsan Xisbiga Kulmiye oo uu horkacayo Murrashax Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa booqasho ugu tegay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Siillaanyo.
Xubn...
Wednesday, July 21, 2021
-
Sinaba Uma Loodin Karto Xukuumadda Muuse Biixi Isbahaysiga Muncaaradka “Baashe Cabdi Gaboobe”
Sinaba uma loodin karto xukuumadda Muuse Isbaheysiga mucaaridka " Xoghaye Baashe Cabdi Gaboobe
Doorashada isku sidkan ee golaha wakiilada iyo degaank ee ka qabsontey Somaliland 31 May, 2021. Waxey u dhacdey si nabad gelyo iyo f...
Sunday, July 18, 2021
-
Gudoomiye Cirro Oo Magacaabay Agaasimaha Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Waddani.
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa agaasimaha Xarunta Dhexe ee Xisbiga u magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Cartan Diiriye.
...
Sunday, July 18, 2021
-
”Xildhibaankii jabiya sharciga xisbiga Ucid kursiga ayuu banaynayaa”. Eng. Faysal Cali Waraabe”
Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe, ayaa sharci darro ku tilmaamay Heshiis ay wada gaadheen Xildhibaanno ka tirsan UCID iyo Xisbiga KULMIYE, waxaanu sheegay in Xildhibaannadaas ay ka hor yimaadeen Siyaasaddii iyo sharc...
Sunday, July 18, 2021
-
“TPLF, Waa Kansar ay tahay in laga ciribtiro geeska Afrika”Abiy Axmed”
Abiy Ahmed, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa qoraal uu goor dhaw shaaciyey xaafiiskiisa ku sheegay dawladdiisu ka shaqaynayso sidii xidida loogu siibi lahaa TPLF, oo uu ku eedeeyey in ay yihiin Cancer ay tahay in laga ciribtiro ...
Sunday, July 18, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|