|
wararka
-
Cali Kubad Oo U Duur Xulay Cabdiraxmaan Cirro
"Siyaasada Somaliland waxaynu arki jirney reer reer kale oo degaan ahaan ka fog iska caashaqay oo ku odhanaya deriskayagu waa uf, laakiin nin siyaasiyin nin kale iska caashaqay oo innagu leh xitaa hadaan dhacayo mar kale hebel baa...
Monday, October 25, 2021
-
Cabdiraxmaan Cirro Iyo Doorashadda Madaxtooyadda.
Cirro iyo Doorashada Madaxtooyada
W/Q: Cabdifataax Xasan Maxamed (Barawaani)
Lammin – Oktoobar 25, 2021
Arar
13kii Noofenbar 2017, waxa ay ahayd maalin adag, taariikhi ah, oo qadhaadheyd. Dad badan oo Soomaalilaa...
Monday, October 25, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Mukhtaar Booshcadde U Magacaabay Xubin Komishanka Tacliinta Sarre ah.
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Mukhtaar Booshcadde U Magacaabay Xubin Ka Tirsan Komishanka Tacliinta Sarre
Mukhtaar Ayaa ah Nin dhalinyaro oo saamayn balaadhan Ku Leh dhalinyaradda Caasimadda
Isha Ku Hay ...
Monday, October 25, 2021
-
Masuul Maxamed Kaahin Xilka Ka Qaaday Oo Muuse Biixi Magacaabay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay masuul uu dhawaan xil uu hayey uu ka qaaday Wasiirka arrimaha Guddaha Maxamed Kaahin Axmed.
Madaxweyne Biixi ayaa la sheegay in uu Agaasimaha Guud ee ...
Saturday, October 23, 2021
-
“Waxaan Ugu Baaqayaa Taageerayaasha Xisbiga WADDANI Inay U Diyaar Garoobaan Doorashada.” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani”
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa soo dhaweeyey bayaan ka soo baxay dalalka Beesha caalamka ee taageera Somaliland, kuwaas oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Somaliland ka taageeraan doorashada madaxtooyada ee sannadka da...
Saturday, October 23, 2021
-
Xisbiga Waddani Oo Wada Tashi Iskula Noqday, Maxamuud Xaashi Oo Ka War-Sugaya, Kulanka Berri Loo Ballansan Yahay Natiijadiisa Loo Dheg Taagayo Iyo Wararkii U Dambeeyey
Xisbiga Waddani Oo Wada Tashi Iskula Noqday, Maxamuud Xaashi Oo Ka War-Sugaya, Kulanka Berri Loo Ballansan Yahay Natiijadiisa Loo Dheg Taagayo Iyo Wararkii U Dambeeyey.
Wada hadallada u socda Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddan...
Saturday, October 23, 2021
-
Dahabshiil Oo Baahisay 10 Shaqo Oo Ka Banaan Shirkadeeda.
Dahabshiil oo baahisay 10 shaqo oo ka bannaan Shirkaddaas
We are Hiring!
- Flutter & Dart Developer (2 positions)
- .NET specially C# and asp.net MVC knowledge with WEB API (2 positions)
- MySQL/Oracle/SQL Server D...
Friday, October 22, 2021
-
Xukuumadda Somaliland, ayaa wada qorshe la doonayo in lagu xakameeyo Baraha Bulshadu ku wada xidhiidho ee loo yaqaan (Social Media).
Xukuumadda Somaliland, ayaa wada qorshe la doonayo in lagu xakameeyo Baraha Bulshadu ku wada xidhiidho ee loo yaqaan (Social Media).
Sidoo kale, waxa lagu sheegay qoraal saxaafadeedka in golluhu warbixin ka dhegeystay Guddi...
Friday, October 22, 2021
-
Dawladda Taiwan Oo casriyeyn iyo dib u dhis ku samaynaysa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa.
Dawladda Taiwan Oo casriyeyn iyo dib u dhis ku samaynaysa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa.
Dawladda Taiwan, ayaa casriyeyn iyo dib u dhis ku samaynaysa Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa, iyada oo Shirkadda dhisi doontaa a...
Friday, October 22, 2021
-
Xukuumadda Oo Cadaadis Ku Saartay FLY Dubia In Ay Yarayso Maalmihii Ay Iman Jirtay Hargeysa Iyo Shirkadda Oo Sheegtay In Ay Joojinayso Duullimaadyadeeda
Xukuumadda Oo Cadaadis Ku Saartay FLY Dubia In Ay Yarayso Maalmihii Ay Iman Jirtay Hargeysa Iyo Shirkadda Oo Sheegtay In Ay Joojinayso Duullimaadyadeeda
Xukuumadda Somaliland, ayaa cadaadis ku saartay Shirkadda Diyaaraddaha ee ...
Friday, October 22, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|