-
Madaxweynaha Turkiga Oo Shaaciyey Safaarad Wadankiisu Magalada Qudus Uga Furayo Falastiiniyiinta
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in uu doonayo in uu falastiiniyiinta uga furo bariga Quddus safaarad uu Turkigu leeyahay.
Khudbad uu jeediyey ayuu ku sheegay Mr Erdogan in horeba ay halkaas uga furnayd qunsuliyad u...
Monday, December 18, 2017
-
Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Xilkii Wasaaradda Madaxtooyada Ku Wareejiyey Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada JSL Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiiru-dawlihii hore ee Madaxtooyada, ahna wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta, Mudane Maxamed Muuse Abees...
Monday, December 18, 2017
-
Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maayarka Berbera Iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera
Loolan adag ayaa dhex maraya maareeyaha wakaalada Biyaha Berbera iyo maayarka magaalada Berbera, taas oo salka ku haya maamulka wakaalada biyaha Berbera.
Maayarka magaalada Berbera ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay maareeyaha ...
Monday, December 18, 2017
-
“Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku-xigeenku Ummadda Ha U Soo Bandhigaan Hantidooda Guurtadda Iyo Ma-guurtadda Ah” Cabdikariin Axmed Mooge”
“Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Ku-xigeenku Ummadda Ha U Soo Bandhigaan Hantidooda Guurtadda Iyo Ma-guurtadda Ah…..” Cabdikariin Axmed Mooge
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 17, 2017
-
Madaxweynahii Hore Ee Silaanyo Oo Wali Gurigiisa Ku Saxeexaya Dokumentyo Iyo Xeerar Back-dated Ah
Madaxweynihii xilka ka dagay ee Axmed Siilaanyo ayaa wali dokumentyo iyo xeerar madaxweyne ku saxeexa guriga uu Hargeysa ka degganyahay.Waraaqahan oo uu inta badan ka saxeexo wiilka uu sodogga u yahay ee Baashe Morgan ayaa waxa lo...
Sunday, December 17, 2017
-
Faallo Fallanqeyn:Golaha Wasiirada Xukumada Col.Muuse Biixi
Faallo Fallanqeyn:Golaha Wasiirada Xukumada Col.Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, December 17, 2017
-
Dad lagu dilay kaniisad ku taalla Pakistan
Weerar loo adeegsaday qarax iyo rasaas oo lagu qaaday kaniisad ku taalla Pakistan ayaa lagu dilay dhowr qof sida ay wararku sheegayaan.
Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Quetta oo 65 KM u jirta xuduudda Afghanistan.
5 qo...
Sunday, December 17, 2017
-
Mudaharaad Lagu Difaacayey Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Boorama Ka Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay mudaharaadyo lagaga soo horjeedo xadhiga fanaanka Nimcaan Hilaac oo ka dhacay magaalada Boorama.
Dadka ku dhaqan xaafada Xaaslayda ee magaalada Boorama ayaa mudaharaad kala hor yimid ciidamad...
Sunday, December 17, 2017
-
Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Oo Xukuumada Ugu Baaqday Inay Xoriyadooda U Soo Celiso Saxafiiyiin Xidhan
-Xarunta xuquuqal Iinsaanka ayaa xukuumada somaliland ugu baaqday inay xoriyadooda u soo celiso saxafiyiin la xidhay.
Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta xuquuqal Iinsaanka oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha xaruntaasi garyaqa...
Sunday, December 17, 2017
-
Shirkada DP World Oo Sheegtay Inay Bilaabayso Balaadhinta Iyo Dhismaha Dekada Berbera.
Shirkadda DP world ayaa sheegtay inay horaanta sannadka cusub ee 2018 bilaabayso wejiga koowaad ee balaadhinta dekedda Berbera ee caalamiga ah.
Mr. Supachai Wattanaveerachai, oo ah madaxa DP world ee berbera ayaa wargeyska The ...
Sunday, December 17, 2017
« Previous Page — Next Page »