-
Dawlada Itoobiya Oo Ka Hadashay Isku Dhacyada Kasoo Cusboonaaday Magaalada Chelenko Ee Bariga Hararge.
Wasiirka xukuumada ee xafiiska arimaha isgaarsiinta Itoobiya (GCAO). Dr Negeri Lencho ayaa sheegay isku dhaca iyo rabshadaha kasoo cusboonaaday magaalada Chelenko ee bariga Hararge, ay ku nafwaayeen dad tiro badan.
Wareysi ...
Sunday, December 17, 2017
-
Muuse Biixi oo Xil U Magacaabay Xubin Kale oo Beelaha Jeegaanta Ka Tirsan
Xafiiska Madaxweynaha
Sum: JSL/XM/WAREEGTO/222-02/122017 Taar:17 December, 2017
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (Kh);
Markaan...
Sunday, December 17, 2017
-
Cadaani oo Iskaga Sii Adkaysanaya Guulwadayntiisa Xilli uu Waxba Ku Waayay Guulwadayntii Baroorta Wadatay ee Ku Hoos Cararari Jiray Muuse Biixi
Cadaani oo Iskaga Sii Adkaysanaya Guulwadayntiisa Xilli uu Waxba Ku Waayay Guulwadayntii Baroorta Wadatay ee Ku Hoos Cararari Jiray Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 16, 2017
-
Dadwaynaha Reer Boorama oo kasoo horjeestay Dawlada uu soo dhisay Kornayl Muuse kuna Tilmaamay dawladii Jeegaanta
Dadwaynaha Reer Boorama oo kasoo horjeestay Dawlada uu soo dhisay Kornayl Muuse kuna Tilmaamay dawladii Jeegaanta
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 16, 2017
-
Musuq-maasuq Xadhkaha Goostay oo Ka Dhex Dilaacay Waaxdii Gaadiidka Wasaaradda-Hawlaha Guud Iyo Agaasimihii Gaadiidka oo Murdiyey Dhaqaalihii Waaxdda Gaadiidka.
Musuq-maasuq xadhkaha goostay ayaa buux dhaafiyey waaxdda gaadiidka ee wasaaradda hawlaha guud taas oo ah waax ballaadhan oo culeyskeeda leh sidoo kalena ah waax il dhaqaale ah oo dakhli badani qaranka uga soo xaroodo kaas oo hadd...
Saturday, December 16, 2017
-
Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde oo Beeniyay Hadal Ka Soo Yeedhay Muuse Biixi + Muxuu Daarnaa (Daawo)
Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde oo Beeniyay Hadal Ka Soo Yeedhay Muuse Biixi + Muxuu Daarnaa (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 16, 2017
-
Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Muhiimada Wada Tashigu U Leeyahay Hogaamiyaha
-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Ahmiyadda ay Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta u leedahay inay la Tashi ka sameeyaan Go’aannada ku saabsan Masiirka Ummadaha ILAA...
Saturday, December 16, 2017
-
Musharaxa Madaxwaynaha Waddani oo Goordhawayd Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Digay Masuuliyiinta Xisbiga ee Xadhiga Lagula Kacayo
Musharaxa Madaxwaynaha Waddani oo Goordhawayd Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Digay Masuuliyiinta Xisbiga ee Xadhiga Lagula Kacayo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 16, 2017
-
Madaxweyne Jeeganta 12 Wasiir way ku yartahay malaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Madaxweyne Jeeganta 12 Wasiir way ku yartahay malaa. 9- Wasiir. 5 Habarjeclo + 1- Wasiir Ku-xigeen. Habar Awal 4 Wasiir+ 2 Wasiir Ku-xigeen ….. Daakhiliga iyo Dibaddu noo dheeryihiin. Xoolohii iyo Kaluunkana hanaga reebin.. Mada...
Saturday, December 16, 2017
-
Dadwaynaha Reer Boorama oo Si Adag Uga Biyo Diiday Golaha Wasiirada ee Kornayl Muuse Biixi Soo dhisay
Dadwaynaha Reer Boorama oo Si Adag Uga Biyo Diiday Golaha Wasiirada ee Kornayl Muuse Biixi Soo dhisay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 16, 2017
« Previous Page — Next Page »