|
wararka
-
Qaar Kamida Wasiiradii Xukuumadda Siilaanyo oo Ka Hadlay Dareenkooda Ku Aadan Liiskii Magacaabista ee ay Iska Waayeen
Qaar ka mid ah xubnihii golaha wasiirada Madaxweyne Siilaanyo ee aan ka midka noqon xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dareenkooda iyo siday u arkaan inaan lagu soo darin liiska wasiirada cusub.
Wa...
Saturday, December 16, 2017
-
Galmudug iyo Jubbaland oo cayaar Xiiso leh Galabta ku balansan
Garoonka Kubadda Cagta Stadium Koonis waxaa Galabta 3:30 galabnimo ku balansan Kooxaha Kubadda Cagta Jubbaland iyo Galmudug cayaar qeyb ka ah is reereebka Tartanka maamul gobolleedyada.
Labadan Kooxood mina dhibic malaha oo...
Saturday, December 16, 2017
-
Soomaali lagu laayay xadka u dhaxeeya dowlad deegaanka Oromada iyo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya
Ugu yaraan 65 qof oo Soomaali ah ayaa lagu dilay xadka ay wadaagaan dowlad degaanada Oramada iyo Soomaalida ee dalka Itoobiya.
Dadkaan ayaa waxaa dilay ciidamada la sheegay in ay yihiin kuwa ay leedahay dowlad degaanka Oramada ...
Saturday, December 16, 2017
-
Mareykanka oo rajo ka qaba in dowladda Soomaaliya hormariso isla xisaabtanka ciidamada
Xog-hayaha Gaashaandhigga dowladda Maraykanka Jim Mattis ayaa sheegay in uu rajo ka qabo in dowlada Soomaaliya hormariso sidii looga gudbi lahaa in la musuqmaasuqo gaargaarka ay dowlada Maraykanka siiso ciidamada xoogga dalka Soom...
Saturday, December 16, 2017
-
Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Ma Xul Baa Mise Waa Xal??
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wuxuu khamiistii ku dhawaaqay golihiisii wasiirada ee inta badan ay bulshadu wada sugaysay, waxaanu soo bandhigay gole wasiiro ah oo ka kooban 32 xubnood oo isugu jira 23 wasiir iyo 9 wasiir-xigeen.
...
Saturday, December 16, 2017
-
Xisbiga haya tallada K/Afrika oo dooranaya hoggaamiye cusub
Xisbiga haya tallada Koonfur Afrika ee ANC ayaa isku diyaarinaya doorashada hoggaamiyaha cusub ee beddeli doono madaxweyne Jacob Zuma oo haatan haya xilkaasi.
Ilaa shan kun oo xubnood oo ka tirsan xisbiga ANC ayaa haatan kusii ...
Saturday, December 16, 2017
-
Jen. Gorod: ‘Lacagta uu Maraykanku naga joojiyey saamayn naguma yeelanayso’
Taliyaha milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in aysan waxba kala socon eedeyn musuqmaasuq la xiriirta, taasoo keentay in xukuumadda Maraykanku ay ku dhawaaqdo inay joojisay lacagihii ay ku taageeri jirtay milateriga Soomaaliya.
...
Saturday, December 16, 2017
-
Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Madaxwaynaha Cusub Ugu Baaqay In Waxa Kaliya ee Umadda Deeqda Tahay Cadaalad
Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi-qani Cabdilaahi, oo ka mid ah Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ugu baaqay in guud ahaan Shacabka reer Somaliland ugu adeeggo sinaan iyo cadaalada,oo dad...
Saturday, December 16, 2017
-
Jamaal Cali Xuseen oo Ka Hadlay Sababaha Keenay Inuu Ka Hadho Liiska Xukuumadda Cusub ee La Soo Dhisay.
Jamaal Cali Xuseen oo Ka Hadlay Sababaha Keenay Inuu Ka Hadho Liiska Xukuumadda Cusub ee La Soo Dhisay.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 16, 2017
-
Murrashaxii Madaxwaynaha Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya
Murrashaxii xisbiga WADDANI ee ka qayb galay doorashadii madaxtooyada Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo ku dhawaaqista natiijadii doorashadii kadib safar ugu baxay dalka Kenya gaar ahaana magaalada Nairo...
Saturday, December 16, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|