BALIGUBADLE MEDIA
Ciidanka Booliska oo Ka Hadlay Xadhiga Nin Baraha Bulshadda Caan Ka Ah oo Lagu Magacaabo Dabacasar
December 19, 2017 - Written by admin

Afhayeenka ciidamada booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis oo warbaahinta la hadley waxaa uu xaqiijiyey in shalay ay ciidamada boolisku ay xabsiga dhigeen Cabdiraxmaan Dabcasar .
Afhayeenka ayaa sheegay in ninkani uu sameeyey aflagaado qaran isla markaana sharciga la hor keeni doono, waxaana uu meesha ka saaray in ciidamada boolisku ay jidh dil ku sameyeen

faysal xiis656

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS