-
Xildhibaan Nacnac Oo Taakulo Gaadhsiiyey Dad Danyar Ah (Daawo)
xildhibaan axmed maxamed diiriye nacnac ayaa oo isagu ah xildhibaanka kaliya ee u banbaxay caawimadda u gargaarida dadka jilicsan ayaa isagu sii wata halihii samafalnimo isagoo maanta deeq gaadhsiiyay qoysas danyar ah
Ish...
Monday, January 8, 2018
-
Madaxwayne Biixi Iyo Waftiguu Hogaaminayay oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhawayd dalka dib ugu soo laabtay.
Madaxweyne Muuse Biixi iyo weftigiisa ayaanay cidina ku soo dhawayn garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa oo ay ka soo ...
Monday, January 8, 2018
-
Dagaal Culus oo Ciidamadda Maamuladda Somaliland Iyo Puntland Ku Dhex Maray Deegaanka Tukaraq
Dagaal Culus oo laysku adeegsaday Qoryaha Culus Ayaa saaka Subaxii Hore ciidamadda qaranka somaliland iyo kuwa Maamul Puntland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq oo 35 Kiilo Miitir u jirta magaalada Garoowe.
Dagaalka ayaa la sheega...
Monday, January 8, 2018
-
Xildhibaan Baar oo Madaxweyne Muuse Ku Canaanatay Saamiga Uu Haweenka Ka Siiyey Xukuumadiisa
Xildhibaan Baar Siciid Faarax ayaa madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi Ku dhaliishay in aanu saamigoodii siinin haweenka oo ay ku tilmaamtay inay yihiin kuwa ugu badan ee u codeeyay.
Xildhibaan Baar ayaa dhanka kale wasiirka...
Sunday, January 7, 2018
-
Xildhibbaan Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Ka Noqdo Heshiiska Saldhigga Millatari Ee Berbera.
Xildhibbaan Xaamud Cigaal Cismaa oo Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Ka Noqdo Heshiiska Saldhigga Millatari Ee Imaaradka Carabtu Ka Dhisanaayo Magalada Berbera
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 7, 2018
-
Haayadda Shaqaalaha Dawladda oo Maanta Ku DHawaaqday Natiijadii Imtaxaankii Ay Dhawaan Qaaday (Akhriso + Daawo)
Haay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland ay maanta shaacisay cida ku guulaystay natiijadii Imtaxaanka Ay Shaqo Doonka Ka Qaadeen,waxaana ay guulaystayaashu kala shaqayn doonaan Haay'adda Shaqaalaha Tirinta Iyo tayaynta shaqaalaha ...
Sunday, January 7, 2018
-
Wasiirradda Arrimaha Dibadda Ee Dalalka Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ka Hadlay Arrimaha Ay Ka Wad-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ismaaciil Cumar Geelle
Wasiirradda Arrimaha Dibadda Ee Dalalka Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ka Hadlay Arrimaha Ay Ka Wad-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ismaaciil Cumar Geelle
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 7, 2018
-
Madaxweynayaasha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kulankoodii Ugu Horeeyey Yeeshay Iyo Qodobada Ay Ka Wada Hadleen (Sawiro)
Madaxweynayaasha Labada Dal ee Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulankoodii labaad maanta ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Jabuuti.
Kulankan oo ahaa mid la...
Sunday, January 7, 2018
-
Dawlada Sucuudiga Oo Xidhay Amiiro Diiday Inay Iska Bixiyeen Lacagta Biyaha Iyo Korontada
Sida ay sheegtay Dowladda Sucuudiga, amiirradan aanan magacyadooda la shaacin waxa ay ka cabanayeen laba arrimood.
Waxa aanay ku faraxsanayn inay iyagu iska bixiyaan kharashaadka ay ku isticmaaleen biyaha iyo korontada taas oo ...
Sunday, January 7, 2018
-
Wasiirka Duulista Ee Soomaaliya Oo Ka Hadlay Heshiis Hawada Ku Saabsan Oo Uu La Saxeexday Maxamuud Xaashi
Wasiirkii hore ee duulista ee Soomaaliya Siciid Jaamac Qoorsheel, ayaa ka hadlay heshiis uu sheegay inuu la saxeexday wasiirkii hore ee duulista ee xukuumadii Siilaanyo Maxamuud Xaashi Cabdi.
Mr. Qoorsheel oo u waramay Telefish...
Sunday, January 7, 2018
« Previous Page — Next Page »