-
Xoghayaha Fullinta Dawladda Hoose Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Korontadda Sollarka oo Lagu Xidhay Jidadka Dhex-mara Caasimadda Hargaysa
Xoghayaha fullinta ee dawladda Hoose ee Caasimadda Hargaysa, Cali Xasan Cawaale, ayaa Horumar balaadhan ka sameeyaya qaybaha kala duwan ee magaalada Hargaysa, iyaddoo uu muddooyinkii u danbeeyay ku hawlannaa Koronto lagu xidhaayay...
Saturday, January 6, 2018
-
Khilaafkii Golaha Deegaanka Boorama Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Xildhibaan Ku Baaqay Ku Dhaqanka Sharciga
Khilaafkii Golaha Deegaanka Boorama Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Xildhibaan Ku Baaqay Ku Dhaqanka Sharciga
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 6, 2018
-
Daawo Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti
Magaalada Jabuuti ee caasimada Dalka Jabuuti waxaa si heer sare ah maanta loogu soo dhaweeyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxaana qolka V.I.P ee madaarka Jabuuti madaxweyne Biixi ku soo dhaweeyey madaxweynaha dalka...
Saturday, January 6, 2018
-
Kulan Dhex Maray Madaxweynayaasha Faransiiska Iyo Turkiga Iyo Qodobada Ugu Muhiimsan Ee Ay Ka Wada Hadleen
Madaxweynaha Faransiiska ayaa dhigiisa Turkiga u sheegay inaanay hadda jirin fursad uu Turkigu kaga mid noqdo wadamada midawga Yurub.
Shir jaraa'id oo ay labada madaxweyne wadajir u qabteen ayaa Madaxweynaha Faransiiska Mac...
Saturday, January 6, 2018
-
Ujeedada Safar Uu Madaxwayne Farmaajo Ku Tagayo Maamul Goboleedka Puntland.
Madaxwaynaha Dawlada federaalka ah ee Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta safar kutagaya maamul goboleedka Puntland
Safarkan uu madaxwayne Farmaajo ku tagayo xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa ujedadiisa l...
Saturday, January 6, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland oo Safarkiisii Ugu Horeeyay Ugu Baxay Dalka Jabuuti Oo Uu Martiqaad Rasmi Ah Ka Helay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safar ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo madaxweynuhu uu ka helay marti-qaad rasmi ah, isagoo ka dhoofay garoonka diyaaraha ee Cigaal Internatio...
Saturday, January 6, 2018
-
Hogaanka Caafimaadka Ciidanka Booliska Somaliland Oo DHaawac U Gaystay Wariye Khadar Macalin Deeq.
Hogaanka Caafimaadka ee ciidanka booliska Somaliland Gaashaanle Sare Axmed Cali Oday ayaa dhaawac u gaystay Wariye Khadar Macalin Deeq oo Ka Hawl Galay Warbaahinta Bulsho Tv.
Dhaawac Uu Sarkaalkan Ka Tirsan Ciidanka Booliska Soma...
Saturday, January 6, 2018
-
Dib U Milciso Weedho Qabyaalad Ku Saabsan oo Muuse Biixi Wakhti Aan Fogayn Jeediyay Iyo Go’aankii Shalay uu Ku Joojiyay Adeegsiga Qabyaaladda ee Warbaahinta (Shalay Iyo Maanta)
Dib U Milciso Weedho Qabyaalad Ku Saabsan oo Muuse Biixi Wakhti Aan Fogayn Jeediyay Iyo Go'aankii Shalay uu Ku Joojiyay Adeegsiga Qabyaaladda ee Warbaahinta (Shalay Iyo Maanta)
hadaba waxa layaab leh in qabyaaladii uu muuse...
Friday, January 5, 2018
-
Dood Adag oo Ka Taagan Caafimaadka Maskaxda ee Madaxweyne Trump Iyo Baadhitaankii Ugu Horeeyey Oo uu Marayo
Soo saarista buugga cusub ee laga qoray madaxweynaha dalka maraykanka Donald Trump ayaa mar kale banaanka keenay dood hore u socotay oo ku saabsanayd xaaladda caafimaadka maskaxda ee Donald Trump.
Dooddan waxa ay socotay xi...
Friday, January 5, 2018
-
Madaxweynihii Xilka Ka Degay Axmed Siilaanyo Oo Salaadi Jimce La Tukaday Qaar Kamid Ah Shacabka Hargaysa
Madaxweynihii Xilka ka degay Mud. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la tukaday salaadi Jimce ee maanta qaar kamid ah shacbiga magaalada Hargaysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 5, 2018
« Previous Page — Next Page »